Madaxweyne Lafta Gareen oo bilaabay dadaalo xal loogu raadinayo Doorashada

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa bilaabay dadaalo xal loogu raadinayo ismari waaga iyo khilaafka ka taagan bilaabashada doorashada...

Doorashada Aqalka sare oo ka bilaabaneysa Baydhabo iyo Madaxweyne Lafta Gareen oo…

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo maalmo badan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa goordhaw dib ugu laabtay magaalada Baydhabo...

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamo ay kala wataan Gudoomiye iyo kuxigeenkiisa ka dhacay …

Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta halkaasi ka dhacay dagaalo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan masuuliyiin katirsan...

Doorasho Baydhabo ka bilaabaneysa (Heshiis dhexmaray Farmaajo & Laftagareen)

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah Maamulka Koonfur galbeed maanta waxaa dib ugu laabtay Guddiga Doorashooyinka maamulkaas. Sidoo kale qaar ka mida Guddiga doorashada DF...

Faahfaahin: Dagaal xalay ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Afgooye

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weeraray bar Kontorool oo ciidamada xoogga dalku ku  leeyihiin degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose Weerarka ayaa ka dhacay xaafada...

Ciidamada Dowlada oo Nolosha ku qabtay saraakiil iyo Dagaalyahano katirsan Al Shabaab

Warbaahinta ku hadasha afka ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa baahisay in howlgal ay fuliyeen ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 60-aad lagu...

Gudoomiye Mursal oo gaaray Baydhabo iyo Xog ku aadan ujeedka Safarkiisa (Sawirro)

Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan oo ay la socdaan wasiirro ka tirsan xukuumadda iyo Xildhibaano ayaa maanta gaaray magaalada...

Raisul Wasaaraha dalka oo Baydhabo kula kulmay talisyada XDS & AMISOM (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay taliyeyaasha iyo saraakiisha Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka...

Wararkii ugu dambeeyey qoys todoba qof ka kooban oo lagu laayey degmada Waajid

Rag hubeysan ayaa la sheegay inay xalay gurigooda oo ku yaalla degmada Waajid ee gobolka Bakool ku laayeen qoyska sarkaal ka tirsan ciidamada dowlada. Qoyska...

Sidee RW Rooble & wafdigiisa loogu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaya oo gaaray magaalada Baydhabo ayaa waxa si diirran ugu soo dhaweeyay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs