Wednesday, May 15, 2024

Laftagareen oo kulan Xasaasi ah la qaatay Wakiilo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayey Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada...

Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha dagaalkii saaka ka dhacay Goof-gaduud

Ciidamada dowlada ayaa dib ula wareegay degaanka Goof-guduud ee duleedka magaalada Baydhabo ka dib markii ay saaka qabsadeen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab oo weerar...

Laftagareen Shahaado KMG ah siiyay XildhibaanadII K/Galbeed lagu doortay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Shahaadada Kumeel Gaarka ah guddoonsiiyey Xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamanka JFS ee ku...

Doorasho lasii ogyahay cida ku guuleesaneysa oo maanta Baydhabo ka dhaceysa

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed...

Dibed-baxayaasha Maraykanka oo iloobay hal arrin oo naftooda halis ku ah

Saraakiisha Caafimaadka Mareykanka ayaa ka digay in cudurka COVID-19 uu mar kale laba kacleyn karo ka dib banaanbaxyo ka dhacay qeybo badan oo Mareykanka...

Sargaal la sheegay in uu kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Sargaal la sheegay in uu kasoo goostay kooxda Al Shabaab ayaa lagu soo bandhigay magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ,kadib markii uu isku...

Shan kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo u tanaasulay Abuu Mansuur

Shan kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo galabta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ayey ku shaaciyeen in ay isaga hareen doorashada...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Xoogan oo dhaxmaray Ciidamada Dowlada iyo kuwa Al Shabaab

Wararka ka imaanaya deegaanka Daynuunay ee duleedka magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in halkaasi ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo kuwa...

K/Galbeed oo aqoonsigii kala laabatay Nabadoonkii matalayay Mukhtaar Roobow

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maamuus ka xayuubin ku sameeyey Nabadoonkii matalayay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mukhtaar Roobow Abu-Mansuur. Qoraal ka...

Colaad lix sano aafeysay Magaalo ku taala Koonfurta Somalia oo la soo afjaray (Daawo...

Guutada 14-ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleystay in lakala qaado Maleeshiyo beeleed muddo 6 sano ah isku hor fadhiyay magaalada Marko...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs