(Sawirro) Madaxweyne Deni oo xalay xaflad soo dhoweyn loogu sameeyey Baydhabo

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ka qeybgalay xaflad soo dhoweyn ah oo isaga iyo wafdigiisa loogu sameeyay xarunta Madaxtooyada Koonfur...

Qarax Khasaaro geestay oo caawa ka dhacay Baydhabo iyo faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in caawa halkaasi uu ka dhacay qarax dhaliyay khasaaro isugu...

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Shariif Xasan Shiikh Aadan oo goordhaw shaaca ka qaaday...

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo goordhaw Shaaca ka qaaday Asagoo ku Sudan Gudaha Madaxtooyada magaalada Baydhabo in uu ka tanaasulay in uu ka...

Masuul ka tirsan Maamulka K/Galbeed iyo qof kale oo caawa lagu dilay Afgooye

Labo qof oo midkood uu ahaa Nuur Faarax (Nuur Xawaad) oo ahaa Isku-duwihii Wasaaradda Maaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee degmada Afgooye ayaa caawa siyaabo...

Madaxweyne Shariif Xasan oo xil ka qaadis sameeyay xili uu xaalku ku xun yahay...

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilka ka qaaday mid kamid ah Golihiisa Wasiirada oo mucaaradad u...

Mid ka mid ah Magaalooyinka Somalia oo laga mamnuucay Mooto bajaajka

Magaalada Baydhabo waxa maanta ka dhaqan galay go’aan boolisku ku mamnuucay muddo saddex maalmood ah in lagu dhex kaxeeyo magaalada mootada loo yaqaano Bajaajta. Talaabadan...

Senataro uu ku jiro Wasiir ka tirsan Xukuumada Rooble oo lagu doortay Baydhabo

Doorashada shan ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu soo gebagebeeyey magaalada Baydhabo. Waxaa ku tartamay doorashadan illaa 10 musharax...

Xiliga la caleemo saarayo Madaxweynaha cusub ee K/Galbeed oo lagu dhawaaqay

Qoraal ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga Qabanqabadda Xaflada Caleema-saarka Madaxweynaha maamulkaasi oo...

Guddi baaraya Dhacdadii magaalada Baydhabo oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdulcasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa magacaabay guddi loo xil saaray in baaritaan ku sameeyeen dadkii shacabka ahaa ee 9kii Bishan...

Wararkii Ugu Dambeeyay Howlgal Cir iyo dhul ah oo laga fuliyay Deegaanka Bariire

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamo Mareykan ah ayaa lagu soo waramayaa in xalay howlgal ka fuliyeen Deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs