Tuesday, April 30, 2024

Ra’isul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug oo maanta kusii jeeda magaalada…

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in ay gaaraan magaalada Baydhabo ee caasimada KMG...

Laftagareen oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii Sh/Hoose mid cusubna magacaabay

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa xilka looga qaaday guddoomiyihii gobolka Shabeelaha Hoose, waxaa sidoo kale wareegtadan lagu magacaabay Guddoomiye...

Wasiirka Gaashaandhigga ka jawaabay Isbaaradii uu sheegay Madaxweyne Laftagareen

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ka jawaabay eedeyntii kasoo yeertay Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku aadanaa in Ra'isul Wasaare Rooble...

Faah faahin kasoo baxeysa dil saakay loo geestay Nabadoon Aadan Abshir Maaddeey

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in kooxo biskoolado ku hubeesan saakay meel aan ka fogeyn saldhiga booliiska Afgooye...

Shiikh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa oo gaaray Baydhabo iyo Laftagareen oo..(Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelintii dambe soo gaaray magalada Baydhabo ee Caasimadda Dowlad goboleedka Koonfur...

Mid ka mid ah Magaalooyinka Somalia oo laga mamnuucay Mooto bajaajka

Magaalada Baydhabo waxa maanta ka dhaqan galay go’aan boolisku ku mamnuucay muddo saddex maalmood ah in lagu dhex kaxeeyo magaalada mootada loo yaqaano Bajaajta. Talaabadan...

Mukhtaar Roobow oo mar kale ku celiyay in Musharax Madaxweyne yahay !! (Daawo Sawirada)...

Afhayeenkii hore ee kooxda Al Shabaab hada ah Musharax u taagan Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa maanta...

Nicholas Haysom iyo Francisco Madiera oo Baydhabo kula kulmay Musharaxiin Madaxweyne

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicholas Haysom iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Amb. Francisco Madiera ayaa kulan gaar ah Baydhabo waxa...

Xildhibaan Aadan Madoobe oo ka digay arrin halis ah oo laga damacsan yahay doorashada...

Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa ka hadlay khilaafka la sheegay inuu hareeyay guddiga doorashada Koofur Galbeed. Khilaafka ka...

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal ka qarxay Baydhabo kadib xarigii Abuu Mansuur

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa  ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamo dowlada dhawaan geysay magaaladaasi iyo ciidamo kale...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs