Sunday, April 28, 2024

Guddoomiyaha Sh/hoose oo dhaliilay booqashada Farmaajo ku tegay Magaalada Marko

Guddoomiyaha gobolka Sh/Hoose Maxamed Ibraahim Xasan ayaa dhaliilay booqashada Madaxweynaha Somalia uu tagay magaalada Marko, isagoo xusay inaan lagu soo wargelin. Wuxuu sheegay Maxamed Ibraahim...

Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo shaaciyay in Doorashada Madaxweynaha dib loo dhigay

Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta shir xasaasi ah ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa waxa ay ku shaaciyeen in fara galin xoogan dowlada...

Miinooyin lagu aasay degaano ka tirsan Sh/hoose oo la soo saaray (Daawo Sawirro)

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Howlgallo qorsheysan ka waday degaanno ka mid ah gobolka Shabeellada hoose ayaa ku guuleystay inay soo saaraan Miinooyin Al-shabaab...

Wararkii ugu dambeeyay xaalada magaalada Baydhabo ay ka socdeen rabshado

Wararka aan ka heleyno magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in saakay xaalada magaaladaasi ay tahay mid wax...

Warar kala duwan oo kasoo baxaya howlgal ciidamo Huwan ah ka fuliyeen deegaanka….

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab iyo ciidamo Mareykan ah ayaa xalay saqdii dhaxe howlgal qorsheesan waxa ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag...

Duqeymo dhinaca cirka ah oo ka dhacay degaano ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose

Dayuurado dagaal ayaa xalay Saqdhii dhexe duqeymo ka geystay saldhigyo ay kooxda Al-Shabaab ku leeyihiin degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose. Saldhigyo la duqeeyey ayaa waxay...

Ciidanka dowlada oo Howlgal ka sameeyay Wado aan la marin mudo 7-sano ah (Daawo...

Ciidanka Milatariga Soomaaliya gaar ahaan guutada 14-ka October ayaa howlgal gaar ah ka sameeyay wadada Isku xirta Deegaanka No-50 ilaa magaalada Marka oo mudo...

Labo Guuto oo kamid ah Ciidanka Milatariga Soomaaliya oo lagu tilmaamay kuwa ugu liita...

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa eedeyn xoogan usoo jeediyay ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa ka howlgala deegaanada...

Laftagareen: “Waxaa jira dad aan jecleyn horumarka shacabka reer Koonfur Galbeed”

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Max’ed (Laftagareen) ayaa sheegay in Maamulkiisa uu ku tallaabsaday sanadkii uu joogay horumar ballaaran, isla markaana ay...

Laftagareen oo xariga ka jaray wadada gasha Garoonka dayuuradaha Baydhabo (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/asiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Golihiisa wasiirada iyo Xildhibaano heer fedaraal ah ayaa Xariga ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs