Friday, May 17, 2024

Al-Shabaab oo dab qabadsiiyay gaari Qaad badan siday, dadkii la socdayna dilay

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa jidka u galay gaari siday Qaad oo marayay Wadada isku xirta degmooyinka Buulo burde iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Ilo...

Al Shabaab oo la wareegtay deegaan ay ka baxeen ciidanka Milatariga Soomaaliya

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya in ciidamada milatariga Soomaaliya galinkii dambe ee shalay ka baxeen fariisimo ay ku lahaayeen inta u...

Guddoomiye ku-xigeenkii dhinaca amniga Gobolka Sh/dhexe oo goor dhow la dilay

Guddoomiye ku-xigeenkii arrimaha amniga ee maamulka gobolka Sh/dhexe Muxumad Cabdi ayaa goor dhow oo fiidnimadii caawa lagu dilay magaalada Jowhar sida ay sheegayaan wararka...

Xildhibaano go’aan adag ka soo saaray dhismaha Golaha Deegaanka Hirshabelle (Akhriso)

Xildhibaanada Beesha Baadicade ku matala Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo maalmihii lasoo dhaafay kulamo kala duwan lahaa ayaa go'aano adag kasoo saaray dhismaha Golaha Deegaanka...

Taliye Ciidan oo kahor yimid Shaqo joojin lagu sameeyay iyo Sababta keentay

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale oo Degmada Jalalaqsi u tagay xalinta xiisad halkaasi ka taagneyd ayaa shaqo joojin ku sameeyay Taliyaha Saldhiga Booliska degmadaasi...

Shan ruux oo lagu dilay degaan ka tirsan gobolka Hiiraan & Wararkii ugu dambeeyey

Ugu yaraan shan ruux oo shacab ah ayaa la xaqiijiyey iney ku geeriyoodeen tiro kalena way ku dhaawacmeen weerar Maleeshiyo hubaysan ka geysteen deegaan...

Weerar dhimasho sababay oo xalay ka dhacay Kontrol ku yaalla Magaalada Jowhar

Iska horimaad hubeysan ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo dabley ka tirsan Al-Shabaab. Sida wararku...

Ciidamada AMISOM ee Jabuuti ka socda oo isaga baxay degmo ka tirsan gobolka...

Ciidamada Jabuuti ee hoos taga howlgalka AMISOM ay gebi ahaan isaga baxay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Shacabka degmada qaarkood ayaa waxay sheegeen inay ka...

Shaqo Joojin lagu sameeyay Labo Sargaal oo booliis ah iyo Sababta keentay (Akhriso)

Waxaa shaqo joojin KMG ah lagu sameeyay Ku simihii taliyaha Ciidamada qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Cali Dhuux Cabdi Mahadalle & Taliyaha Saldhiga Booliska Baladweyne Gaashaanle...

Ciidamada amaanka oo qabtay nin dil argagax leh u geestay Haweeney Ganacsato ah

Ciidamada booliiska ee ka howlgala magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa gacanta kusoo dhigay nin dil argagax leh u geestay Haweeney kamid aheyd...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs