Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay Sh. Max’ed Suleymaan (Gacameey) & ilaalo la socotay

Howlgal ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen degaanka Gamboole ee gobolka Sh/dhexe ayey ku dileen sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab Saraakiisha Danab ayaa sheegay...

Faahfaahin: Dagaal culus oo caawa ka dhacay duleedka Magaalada Jowhar

Dagaal culus ayaa caawa ka dhacay degaanka Fiidow ee ku yaalla meel qiyaastii 50-km Woqooyi kaga beegan magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe kaasoo dhexmaray...

Musharaxiinta isku diiwaan geliyay Doorashada Aqalka Sare ee Hirshabelle oo la shaaciyay (Magacyada)

Waxaa soo idlaaday waqtigii loogu talagalay diiwaangelinta Murashixiinta Aqalka Sare ee dowlad goboleedka Hirshabelle oo sadexdii maalmood ee la soo dhaafay ka socotay Jowhar. Qoraal...

Doorashada 11-kursi oo lagu dooranayo magaalada Baledweyn oo la shaaciyay

Guddiga Maamulka doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa maanta shaaciyay 11 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ee taala Magaalada Beledweyne...

Cabsi xooggan oo ka taagan Magaalada Beladweyne & digniino la soo saaray

Iyadoo la guda galay xili roobaadkii Gu'ga ee sanadkan oo meelo badan ka socda ayaa waxaa shacabka magaalada Belad-weyne la soo deristay cabsi iyo...

Al-Shabaab oo lagala Wareegay degaano in muddo ah gacantooda ku jiray

Kooxda Macawisley ayaa maanta Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno dhowr ah oo ku yaalla bariga gobolka Hiiraan. Deegaanada Al-Shabaab lagala wareegay waxaa ka mid ah Hees...

Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo bogaadiyay in Madaxweyne Waare oo ka baxay shirka Kismaayo!!

Gudoomiyaha Golaha Badbaada Hirshabeelle Mudane C/qaadir Maxamed Cusmaan- Barnaamij- oo la hadlayay Warbaahinta Allbanaadir ka dib markii Goluhu soo saaray Warsaxaadeed ay ku bogaadinayaan...

Maxamed Cabdi Suubiye (Toosow) oo howlgal qorsheysan lagu dilay

Ciidamo gaar ah oo ka tirsan Xoogga Dalka ayaa xalay degaanka Daaru-salaam oo hoos taga Degmada Aadan-yabaal ee  Gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay Maxamed...

Dayuurado gargaar u sida Magaalada Belad-weyne oo ka degay Guriceel (Sawirro)

Laba diyaaradood oo gargaar u sida magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka degay garoonka dayuuradaha magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Waxaa la socday...

Barakac ka bilowday tuulooyin ka tirsan Sh/dhexe & Xaalad adag oo ka taagan (Sawirro)

Boqolaal qoys ayaa ka barakacay tuulooyin fara badan oo hoos taga magaalada Jowhar iyo qeybaha kale ee gobolka Sh/dhexe ka dib markii uu ku...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs