Thursday, May 9, 2024

Odayaasha soo xulaya ergada dooraneysa labo kursi ay ku fadhiyaan Wasiiro hore oo la...

Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta HOP#063 iyo HOP#011. Labadan...

Doorasho Xamaasad leh oo goordhaw ka dhacday magaalada Jowhar (Yaa ku Guuleestay)

Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabelle ka dhacday doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#009 , waxaana kursigan ku tartamayay xildhibaankii horey ugu...

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay meel ku dhaw Madaxtooyada Hirshabelle

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in caawa halkaasi ka dhacay qarax ismiidaamin ah uu fuliyay qof waxyaabaha qarxa...

Madaxweyne Guudlaawe oo Isbitaal ku booqday dad kusoo dhaawacmay qaraxii Baladweyn (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay Cusbitaalka Erdogan ee Muqdisho ,ku booqday dadkii kusoo dhaawacmay qaraxyadii ka dhacay Magaalada Beledweyne. Waxa...

Madaxweynihii hore ee Hirshabelle oo Isbaariiste ku tilmaamay Guddoomiyaha gobolka Hiiraan

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa magac weyn ka sameeyay dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab uu ka bilaabay gobolka Hiiraan, dagaalkaas ayaana...

Qoorqoor oo ka qeyb galay Munaasabad weyn oo ka dhacday Guriceel (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa degmada Guriceel kaga qeyb galay munaasabad lagu caleema saraay maamulka cusub ee Degmada oo dhawaan la doortay. Munaasabadda...

Madaxweyne Waare oo la heshiiyay Dowlada Federaalka Soomaaliya (Akhriso)

Madaxweynaha Maamul goboleedka Hirshabelle ayaa heshiis la gaaray dowlada Federaalka Soomaalia , waxaana wadahadal labada dhinac dhax maray lagu gaaray heshiis lagu xaliyay tabashooyinkii...

Qarax xoogan oo la eegtay Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Al Shabaab oo sheegtay in...

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax xoogan oo wadada dhinaceeda lagu aasay lala eegtay kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay deegaanka...

Fashil heesta Maamulka Hirshabelle iyo cida Sababta u ah (Akhriso)

Inta badan waxaa joogto ah isku Shaandheenta Golaha Wasiirada, Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka, inkastoo aan weli la maqlin Mooshin laga...

Gudoomiye Yuusuf Dabageed oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Waare

Waxaa soo shaac baxay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed). Khilaafka u dhaxeeya...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs