Tuesday, April 30, 2024

Kenya oo faahfaahin ka bixisay sababaha keenay iney xiriirka u jarto Somalia (Akhriso)

Dowlada Kenya ayaa faahfaahin ka bixisay sababaha soo dedejiyey iney xiriirkii diplomaasiyadda u jarto Somalia ka dib markii ay u yeeratay safiirkeedii fadhiyey Muqdisho,...

Kenya oo u yeeratay danjireedii Muqdisho, kuna amartay Safiirka Somalia inuu ka baxo dalkeeda

Dowladda Kenya ayaa u yeeratay safiirkeedii ka joogay magaalada Muqdisho, waxayna amartay safiirka Soomaaliya ee magaalada Nairobi inuu dalkeeda isaga baxo. Amarkan ayaa goor dhoweyd...

Taliyaha Ciidamada Uganda oo booqasho ku maray degaano ka tirsan K/Somalia (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka lugta ee dalka Uganda Lt. Peter Elwelu oo todobaadkaan booqasho ku yimid Soomaaliya ayaa booqday goobaha ciidanka Uganda ee Qeybta ka Howlgalka...

Mahdi Max’ed Guuleed & Wafdi uu horkacayo oo u ambabaxay dalka Sacuudiga (Sawirro)

Ra’isul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay wehliyaan wasiirada Maaliyadda iyo Xanaanada xoolaha ayaa maanta dalka Sacuudiga u u...

Gud. Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir oo u hanjabay dadka isticmaala baraha bulshada

Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka G/banaadir Abshir Cumar C/llaahi ayaa u hanjabay dadka cabashada ka qaba cadaalad darrada ee ku faafiya baraha bulshada isagoo sheegay in...

Maxaabiis ku xiran Xabsiga Muqdisho oo Shahaadooyin la gudoonsiiyay (Daawo Sawirada)

Wasiirka Waxbarashada Xukumada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa waxaay ka qeyb galeen...

Go’aano Adag oo laga soo saaray Shirkii Taliyeyaasha AMISOM u socday (Daawo Sawirro)

Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabo gabeeyay shir xasaasi ah oo mudo shan ciso u socday Taliyayaasha sare ee ciidamada AMISOM, saraakiisha Milatariga Soomaaliya, Wakiilo...

Golaha Wakiilada Puntland oo go’aan ka gaaray Wasiiro la horkeenay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta horgeeyey Golihiisa cusub ee Wasiirada Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Puntland oo ku gudajira hawl-maalmeedkooda shaqo...

Faah faahino kasoo baxaya dil goordhaw ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho gaar ahaan qeybta Cabdalla Shideeyaha waxa ay ku dileen nin la sheegay in...

Ciidanka Dowlada oo dhoor bilood wax Mushaar ah qaadan iyo cabasho laga muujiyay

Ciidanka kala duwan ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in dhoorkii bilood ee lasoo dhaafay aysan qaadan wax mushaar ah ,waxaana mushaar...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs