Wednesday, May 22, 2024

Bilyaneer Caan ah oo Sadex kamid ah caruurtiisa ku waayay qaraxyadii ruxay Sri Lanka

Qaraxyadii Axadii lagu weeraray dalka Sri Lanka Hoteelo iyo kaniisado kuyaala waxaa ku dhintay dad ka badan 90-qof, waxaana dadkaasi dhintay ku jiray dalxiisayaal...

Diyaarinta Mooshin ka dhan ah Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo socota

Qaar kamid ah Xildhibaanada golaha shacabka gaar ahaan kuwa mucaaradka ayaa wada diyaarinta mooshin loogu yeerayo Ra'isul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre si...

Xukuumada Soomaaliya oo si layaab leh uga hadashay Shirkii Mucaaradka ku yeesheen Nairobi

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay shir shalay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ku yeesheen Xildhibaano iyo siyaasiyiin mucaarad ku...

Madaxweyne Farmaajo oo si qurux badan loogu oo dhaweeyay Qaahira (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar. Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa Garoonka...

Milateriga Sudan oo digniin adag siiyey dadka weli dibed-baxyada dhigaya

Militariga la wareegay talada dalka Sudan ayaa digniin u diray dadka dibadbaxyada weli ka wada dalkaas, iyagoo amar ku siiyey inay jidgooyooyinka ka qaadaan...

Kooxdii ka dambeysay weeraradii ka dhacay dalka Sri-lanka oo la shaaciyey

Dowladda Sri Lanka ayaa ku eedeysay koox maxalli oo xagjir ah oo lagu magacaabo Jamacatu Towxiid Al-Wadaniyah inay ka dambeysay weerarkii in ka badan...

(Akhriso) War-Murtiyeed ka soo baxay shirkii Nairobi ee Xisbiyada & Siyaasiyiinta Mucaaradka

War murtiyeed ayaa laga soo saaray shirkii Siyaasiyiinta iyo Xisbiyada mucaaradka ee maanta ka dhacay Nairobi. Shirkan ayaa ka dhacay Hotelka Pan Afrika ee magaalada...

Somalia oo mar kale cadeysay mowqifkeeda Xaalada Falastiin (Daawo Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa shirguddoomiyay kulanka gaarka ah ee Golaha Jaamacadda Carabta heer wasiir arrimo dibadeed...

Taliska AMISOM oo ka hadlay Sawir qabsaday Baraha bulshada oo Muran dhaliyey (Sawirro)

Taliska ciidamada AMISOM ayaa ka hadlay Sawir shaki iyo muran badan ka abuuray baraha bulshada kaasoo la xiriiray qof ka tirsan AMISOM oo cabiraya...

Bambooyin & hub kale oo la qabtay iyo Xildhibaan ku lug yeeshay

Ciidamada amniga dowlada Somalia ayaa la sheegay iney magaalada Muqdisho ku qabteen hub ay ku jireen waxyaabo qarxa oo loo waday xildhibaan ka tirsan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs