Sunday, February 5, 2023

Wafdi ka socday Masar oo lagu soo dhaweeyay Madaxtooyada Puntland (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  qasriga madaxtooyada ee Garoowe ku qaabiley wafdi balaaran oo uu hogaaminayey wasiirka beeraha Soomaaliya Saciid Xuseen...

Dil saakay ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa saakay Isgooska Ex-Control Balcad ee Degmada Hiliwaa waxa ay ku dileen nin shacab ah oo ku sugnaa goob shaaha...

Taliyaha Ciidanka asluubta oo gaaray Doha, lana kulmay Mohamed Al-Cuteymi (Daawo Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya S/Guud Bashiir Mohamed Jaamax oo booqasho ku jooga dalka Qatar ayaa maanta magaalada Doha kula kulmay Taliyaha xabsiyadda dowladda Qatar...

Duqa Muqdisho & Madaxda degmooyinka oo hal qodob ka soo saaray kulan ay yeesheen...

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan ( Eng. Yarisow) ayaa sheegay in olalihii nadaafadeed ee ugu ballaarnaa laga sameyn doono...

(Daawo Sawirro) Nin Darawal ka ahaa Bajaaj oo caawa Muqdisho lagu dilay & faahfaahino...

Nin la sheegay inuu ka mid ahaa darawaliinta ku xamaasha Mootooyinka bajaajka ayaa caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho caasimada Somalia. Dilkan oo ka dhacay wadada...

RW Khayre oo booqday goob lagu xusuusto halgamayaasha waddanka Imaaraadka Carabta (Daawo Sawirro)

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga dalka Imaaraadka ayaa maamuus u sameeyay daljirayaasha dahsoon ama dadka u soo halgamay aasaaska...

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadihii aqoonsiga ka gudoomay danjire Javier Viedma (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Isbeyn u qaabilsan Soomaaliya Mudane Javier Garcia...

Maxaa iska bedelay amniga jidka xiriiriya Balcad & Jowhar oo mudooyinkan laga deyrinayey? (Daawo...

Taliska  ciidanka XDS ayaa ciidamo dheeraad ah geeyay wadada isku xirta degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ka dib markii ay ku soo...

Mrs.Caroline Van Buren oo booqasho ku timid Somalia & Guddoomiye Yariisow oo qaabilay (Daawo...

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Xarunta dawladda hoose kulan kula yeeshay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u...

(Daawo Sawirro) Axmed Madoobe oo dalab Muhiim ah hordhigay danjire Carlo Campanile

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay Danjiraha Dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Carlo...

News in English

US military kills senior Islamic State official in Somalia

U.S. special operations forces have killed a senior Islamic State group official and 10 other terrorist operatives in remote northern Somalia, the Biden administration...

Xulka Allbanaadir