Saturday, April 27, 2024

Sii-hayaha Duqa Muqdisho oo Magacaabay guddi ka kooban Sagaal xubnood (Akhriso)

Sii hayaha Duqa Muqdisho ahna Gudoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Ibraahim Cumar Mahad-alle (Ibraahim dheere) ayaa magacaabay Guddiga xil-wareejinta Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna caasimadda...

Dhismaha Xarunta cusub ee Jaamacadda Jobkey oo la dhagax dhigay (Sawirro)

Jaamacadaha Jobkey oo ka mid ah Jaamacadaha ka hana qaaday dalka ayaa xarun weyn ka dhisaneysa Magaalada Muqdisho, iyadoo xaruntan ay tahay mid casri...

Qoyska Eng Yariisow oo booqday xarunta gobolka Banaadir (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta xarunta maamulka gobolka Banaadir booqasho ku tagay Qoyskii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Gudoomiyihii gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cusmaan Yariisow. Qoyska uu...

Wararkii Ugu Dambeeyay Iska hor imaad Khasaaro geestay oo ka dhacay Muqdisho

Iska hor imaad xoogan oo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa goordhaw ka dhacay xeradii hore ee ciidanka Saban Saban ee kutaala...

Ciidanka Kenya oo burburiyey xarun isgaarsiineed oo ay leedahay shirkadda Hormuud

Iyada oo ay weli sii socoto burburinta ay Ciidanka Kenya ku hayaan xarumaha Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliya ee Gobollada Jubbooyinka & Gedo ayaa Ciidanka Kenya...

Dagaal goordhaw ka dhacay Xaafad katirsan Muqdisho iyo Masuul ku dhaawacmay

Dagaal xoogan oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa daqiiqado yahor ka dhacay xaafada loo yaqaan saban saban ee katirsan degmada Dayniile...

Dhalinyaro kufsi geesatay oo lagu karbaashay Fagaare kuyaala Dhuusomareeb (Sawirro)

Waxaa maanta fagaare kuyaala magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug xukun karbaash ah lagula fuliyay labo nin oo dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in...

Ciidamo cusub oo soo galay magaalada Dhuusomareeb iyo Ahlu Sunna oo abaabul wada

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in magaaladaasi soo galeen ciidamo daacad u ah kooxda Ahlu Sunna oo ka...

Dowlada Somalia oo iska diiday codsi ka yimid Midowga Afrika oo loogu daneenayo Kenya

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa iska diiday codsi uga yimid guddi ka tirsan Midowga Afrika oo doonayay in wadahadal laga galo xiisada muranka badda ee...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs