Saturday, April 27, 2024

Ciidamada AMISOM oo goordhaw Jawaari ka kaxeeyay Xarunta Baarlamaanka

Ciidano katirsan AMISOM uu horkacayo taliyaha ciidankaasi  Paul Lokech ayaa goordhaw xarunta Golaha shacabka ka kaxeeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari iyo kuxigeenkiisa 2-aad. Gudoomiye Jawaari ayaa...

Ciidanka nabad sugida oo garoonka Aadan cadde ku qabtay dayuurad siday dollar badan oo...

Wararka naga soo gaaraya garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidanka nabad sugida ay qabteen maanta dayuurad siday lacago kaash dollar...

Sacuudiga oo sanadkan Muslimiinta dal Afrikaan ah u diidaya Xajka & Sababta ka dambeysa

Sacuudiga ayaa ka fiirsanaya in illaa 90 kun oo muslimiin ah oo ka tagaya sanadkan dalka Nigeria uu ka hor istaago gudashada waajibaadka Xajka...

Dowlada Somalia oo shaacisay iney wafdi u direyso dalka Iran iyo sababta ka dambeysa

Wasiirka arrimaha dibbedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo la hadlay mid ka mid ah telefishinada Soomaalida ayaa sheegay in dhawaan dawlada Soomaaliya wafdi u...

Al-Shabaab oo saaka bartamaha degmada Jilib ku soo bandhigtay dhoolatus ciidan (Daawo Sawirro)

Al-shabaab ayaa degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe ku soo bandhigtay saaka munaasabada ciida awgeed dhoolatus ciidan. Subaxnimadii hore ee salaadda ciidda ka hor dadku...

Dowlada oo shaacisay cida ka dambeysay Afduub Haweeney Jarmal ah loogu geestay Muqdisho

Dabley hubeesan ayaa xalay Degmada Wadajir gaar ahaan Laami Yaraha Soobe Guri kuyaalay waxa ay ka afduubteen Haweeney u dhalatay dalka Jarmalka oo u...

Haweeney caawa isku daldashay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Haweeney ka tirsaneyd qoys degan degmada Yaaqshiid gaar ahaan agagaarka daarta Wiif ayaa caawa isdal dashay sida ay sheegeen xubno ka tirsan qoyskeeda. Xaawo Cali...

Mid kamid ah Degmooyinkii ugu nabdoonaa Muqdisho oo cabsi darteed looga guurayo 

Degmada Howl Wadaag ee gobolka Banaadir waxa ay safka hore uga jirtay Degmooyinka ugu nabdoon ee magaalada Muqdisho 6-dii sano ee lasoo dhaafay, hasa...

13 Khalad oo dhinaca hab maamuuska qaranka oo dhacay mudadii qaabilaada R/Wasaaraha Itoobiya (Daawo...

Khaladaad kala duwan ayaa ka dhacay gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo si la mid ah gudaha madaxtooyada “Villa Somalia” intii lagu guda jiray qaabilidda...

Ciidamo cusub oo la wareegaya sugida amniga Magaalada Muqdisho

Xukuumdda Soomaaliya ayaa qorsheyneysa iney amniga magaalada Muqdisho ku wareejiso ciidamo isku dhaf ah ee ka kala tirsan Booliska, Asluubta iyo Milatariga Soomaaliya. Ra`isul Wasaare...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs