Haweeney Doolsho si anshax daro ah u sameesay oo la xiray iyo Hadal heyn...

Ciidamada booliiska dalka Masar ayaa xabsiga dhigay Haweeney lagu eedeeyay in ay sameesay doolsho anshax xumo ah , kadib markii doolshadaasi oo si anshax...

Xildhibaan Xasan Shiikh oo markii ugu horeysay iska xaadiriyey fadhiga Baarlamanka Somalia

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay ka qeyb galay fadhiga Baarlamaanka Federaalka. Kulanka maanta...

Mid kamid ah Fannaaniinta Soomaaliya ugu caansan oo fanka isaga baxday

Fannaanada caanka ah ee Maryan Mursal Ciise Bootaan, oo kamid aheyd fannaaniinta hoobalada Qaranka ee Waabari muddo 40-sanno ka badana fanka kusoo jirtay ayaa...

Banaan bax rabshado watay oo ka dhacay qeyb kamid ah Muqdisho (Daawo Sawirada)

Banaan bax rabshado watay ayaa maanta ka dhacay Isgooska Fagax ee Degmada Yaqshiid, waxaana banaan baxaasi looga soo horjeeday dil askari katirsan ciidanka dowlada...

Sidee Ku Timid in Madasha Qaran ay Hal Xisbi iyo Hal Murashax Yeelato 2020?

Shir muddo shan maalin uga socday dalka Turkiga mas’uuliyiinta madasha qaran ayaa ugu dambeyntii la go’aamiyey in madashu hal xisbi noqoto, isla markaana doorashada...

Kulamo Siyaasadeed iyo olole xooggan oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa xilligan ka socda olole siyaasadeed oo aad u xooggan, waxaana magaalada soo gaaray afar kamid ah Madaxda dowlad goboleedyada kuwaa oo...

Madaxweyne Farmaajo oo Dhambaal tacsi ah u diray Gudoomiyaha golaha Shacabka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdirixmaan geerida ku timid -Alle ha...

Madaxweynaha Belarus oo war kasoo saaray in Ciidankiisa qeyb ka yihiin dagaalka Ukraine

Dalka Ukraine waxaa duulaan culus ku qaaday ciidamada milatariga Ruushka, waxaana dalkaasi muddo ku dhaw isbuuc ka socda dagaal culus iyo duqeymo ay is...

Somalia oo ka qeyb galaysa shirka ISDB-2023 oo ka furmay Jeddah (Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka qeyb galay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Islaamka (ISDB-2023) oo sanadkan lagu...

C/raxmaan C/shakuur: “Ujeedka Farmaajo ee wadahadalka waa in kiiska Ikraan la xagal daaciyo”

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay wadahadalkii fashilmay xalay ee la doonayey in lagu xaliyo khilaafka Farmaajo iyo Rooble. C/raxmaan C/shakuur ayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs