Thursday, May 2, 2024

Mahad Salaad: “Al-Shabaabka dilay Ikraan Tahliil waa Fahad Yaasiin”

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Xubnaha golaha shacabka Somalia ee xiligoodu dhamaaday ayaa ka hadlay war ka soo baxay hay’ada nabad sugida Qaranka...

Dowlad Xaraasheysa qaar kamid ah Moroodiyaasha dalkeeda kunool iyo Sababta keentay !!

Dowlada Namibia ayaa baahisay xayeesiin ay ku dooneyso in ay ku iibiso qaar kamid ah muraadooyaasha dalkaasi kunool, kadib markii saameyn xoogan ku yeesheen...

Guddoomiyaha Ururka ONLF oo muddo fog ka dib cagaha dhigay Magaalada jigjiga

Guddoomiyaha Ururka ONLF Maxamed Cumar Cismaan oo muddo fog ka dib shalay ku laabtay dalka Itoobiya ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad...

Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Shiinaha oo Maxkamad lagu soo taagayo Mareykanka

Heyadaha amaanka iyo cadaalada ee dawladda Maraykanka ayaa sheegay in dacwad lagu soo oogay laba sarkaal oo loo malaynayo inay ka tirsan yihiin sirdoonka...

Siyaasi Digniin u diray Madaxda Dowlada Federaalka xili xiisad Siyaasadeed ay jirto

Siyaasiga Cabdiraxmaan Yuusuf Raabi ayaa Madaxda dowlada federaalka Soomaaliya uga digay in khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya dowlada federaalka Soomaaliya iyo maamulada qaar uu...

Doorashada Madaxweynaha & Ku-xigeenka Puntland oo goor dhow bilaabaneysa

Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa gor dhow ka bilaabaneysa magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Ololaha kala jiidasha Xildhibaannada ayaa si weyn saacadihii...

(Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee Somaliland looga dabaaldegay xuska 18-ka May

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka caasimadda Hargeysa kala qaybgalay munaasabada lagu xusayey 31-guurada  kasoo wareegtay 18-ka May oo ah maalintii...

Prof. Dalxa oo sheegay in la dulmiyey, loona diiday tartanka kursigiisa Xildhibaanimo

Prof. Maxamed Cumar Dhalxa oo ka tirsanaa xildhibaanada baarlamankii 10aad ee Somalia ayaa ka hadlay talaabada looga reebay inuu u tartamo kursiga xildhibaanimo ee...

Ciraaq oo xiriirka diblomaasi u jartay Sweden ka dib markii la gubay Quraanka

Ciraaq ayaa dalkeeda ka ceyrisay safiirkii dalka Sweden u fadhiyey Baqdaad iyadoo ka careysan gubitaanka qur’aanka kariimka ah oo mar kale ka dhacay Magaalada...

RW Rooble: “Ciidamo gaar ah ayaa sugi doona ammaanka doorashada dalka”

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inay xukuumaddiisa ay ka go’an tahay inay soo dhisto ciidamo khaas ah oo fuliya amniga dooarshada,...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs