Sunday, April 28, 2024
Home Search

- search results

If you're not happy with the results, please do another search

Hogaanka Al Shabaab iyo Waxgarad kasoo jeeda Beesha Abgaal oo balan wada galay (Daawo...

Qaar kamid ah Hogaanka sare ee kooxda Al Shabaab ayaa kulan kula qaatay Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhaxe waxgarad iyo Odayaal kasoo...

Dowlada Somalia oo War kasoo saartay Xiisada u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland

Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa ku baaqaysa in dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Tukaraq...

Musiibo dad badan ku dhinteen oo ka dhacday gobolka California (Daawo Sawirada)

Roob xoogan oo ka da'ay gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa sababay in deegaano gobolkaasi katirsan uu dhulku go' sidoo kale kusoo daataan dhagxaan waa...

Faah Faahino kasoo baxaya Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho 

Qarax nuuca gaadiidka hoosa looga soo xiro ayaa goordhaw ka dhacay Xaafada Taleex ee Degmada Hodan, waxaana qaraxan lasoo sheegaaa in uu khasaaro kasoo...

Mucaaradka Dowlada Soomaaliya oo maalmahan Warkooda la waayay

Waxaa maalmahan degan Siyaasada Soomaaliya ,waxaana warkooda la waayay Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Dowlada Mucaarad ku ah kuwaa oo maalmihii lasoo dhaafay warkooda aan laga...

Madaxweyne Gaas oo shaaciyay Ujeedka ay Somaliland usoo weerartay deegaanka Tukaraq

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si adag uga hadlay weerarkii xooganaa ee dhawaan ciidamo katirsan maamulka Somaliland kusoo qaadeen Deegaanka Tukaraq ee...

Maraykanka oo gaadiidka aysan rasaastu Karin ugu deeqay dowladda Somalia (Daawo Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta guddoomay 6 gaari oo  nooca aan Xabadda Karin ah. Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa gaadiidkan...

Madaxweyne caan ah oo ilaaway heesta astaanta uu ah Calanka Wadankiisa

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxaa lagu soo dhoweeyay sacab iyo iyadoo dadka qaarna ay ku qeyliyeen intii uu garoonka ku sugnaa ee la qaadayay...

Dowlada Somalia oo boqolaal askari geysay degmada Buur hakaba & ujeedada ka dambeysa

Dowlada federaalka Somalia ayaa ciidamo boqolaal gaaraya geysay degmada Buur hakaba ee gobolka Bay sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Gudoomiye ku-xigeenka Degmada...

(Daawo Sawirro) Wasiirka Maaliyada Somalia oo Magaalada Doxa kula kulmay Cali Shariif Al-Emadi

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaaladda Doxa ayaa kulan ka qaatay dhigiisa dalka Qatar...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs