Thursday, March 28, 2024
Home Search

- search results

If you're not happy with the results, please do another search

Agaasime Mahad Salaad oo kormeeray qeybo ka mid ah Muqdisho (Sawirro)

Agaasimaha heyadda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka NISA Mahad Salaad Maxamed ayaa caawa kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho. Talaabadan oo ah mid...

(Sawirro) Deni iyo Golihiisa Wasiirada oo shan qodob ka soo saaray Magaalada Garowe

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee...

(Sawirro) Jubbaland oo meel marisay xeer cusub ka dib shir ka dhacay Kismaayo

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ahna ku simaha Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Adan ayaa maanta shir-gudoomiyey kulanka Golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo...

Maxkamada caalamiga ah ee ICJ oo go’aan culus ka soo saartay dagaalka Gaza

Maxkamada caalamiga ah ee ICJ waxay u sheegaysaa Israa'iil inay joojiso ka hortagga 'gaabinta gargaarka degdegga ah ee loo baahan yahay Maxkamadda caalamiga ah ee...

Putin oo digniin adag ka bixiyey talaabo ay damacsan yihiin dalal reer galbeed ah

Madaxweyne Vladimir Putin ayaa sheegay in Russia aysan qorsheyneyn inay weerarto dal ka mid ah NATO, ama Poland, amd dalalka Baltic ama Jamhuuriyadda Czech,...

Rugta Ganacsiga Soomaaliyed oo isku dayday in dekeda Xamar laga fasaxo bur dhacay

Guddoonka Rugta ganacsiga Soomaliyeed ayaa dedaal xoogan ugu jira in la soo fasaxo bur dhacay oo todobaadyo ka hor laga soo dejiyey dekeda weyn...

Q/Midoobay oo Israel ku eedeysay iney si cad u gashay dambiyo dagaal

Madaxa Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka ayaa BBC-da u sheegay in Israa'iil ay eedayn weyn u leedahay xaaladda bini'aadantinimo ee ka tagaan Gaza...

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi & rajo beel (Daawo)

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

Guddoomiyaha golaha Shacabka oo baaq u diray xildhibaanada ka maqan kulamada Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 4-aad kulankiisa 30aad ee wadajirka ah ee...

Xukun dil ah oo lagu fuliyay labo nin oo dilal bareer ahaa horey u...

Waxaa maanta xukun dil ah degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud lagula fuliyay labo nin oo lagu helay in dilal bareer ahaa u geesteen labo...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs