Monday, April 29, 2024

Ciidamada Kumandoska ee Danab oo howlgalo ka wada degmo ka tirsan Sh/hoose

Dhaqdhaqaaqyo ay wadaan ciidamada kumandoska DF ayaa la soo sheegayaa inuu ka jiro degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha hoose oo dhowr bilood ka hor...

Shiinaha oo shaaciyay dal uu ku tuhunsan yahay inuu ka dambeeyo Coronavirus

Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Shiinaha Zhao Lijian ayaa sheegay in ciidamahada Mareykanka ay keeneen cudurka CORONAVIRUS magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha oo...

Taliye ka tirsan Jubbaland oo kashifay xiriir dhexmaray isaga, Farmaajo & Fahad Yaasiin

Waxaa qorey: Gaashaanle Mahad Islaam Taliyaha Daraawiishta Jubbaland ee degmada Afmadow Bismillaah, Marka hore waxaan salaamayaa dhammaan ummada Soomaaliyeed dal iyo dibadba, si gaar ah waxaan...

Raisul Wasaare Abiy Ahmed oo lagu casuumay kulanka Farmaajo & Uhuru Kenyatta

Sida uu qoray wargeyska Daily Nation, dowlada Kenya ayaa ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ku casuuntay kulanka la filayo inay magaalada Nairobi ku yeeshaan...

Talyaaniga, Somalia & heyadda UNDP oo heshiis 3 geesood ah kala saxiixday (Sawirro)

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa maanta ku saxiixay Muqdisho ka "marqaati" ahaan heshiis ku saabsan qaab maamulka...

Dowlada Somalia oo shaacisay in la karantiilay afar qof oo ka yimid dalka dibadiisa

Wasaarada caafimaadka Somalia ayaa sheegtay in afar qof oo lagu tuhunsan yahay iney qabaan cudurka Coronavirus lagu karantiilay magaalada Muqdisho, kuwaasoo ka yimid dalka...

Farmaajo oo Isbitaal ku booqday Caruur Mataano ah oo loo dhalay weriye Al-Shabaab...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cisbitaalka Yardimeli ee magaalada Muqdisho ku booqday qoyska uu ka tagay -Alle ha u naxariistee-...

Maxay ka wada hadleen Wasiirada arrimaha dibeda ee Somalia iyo Kenya? (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Ahmed Ciise Cawad iyo dhigiisa Kenya Raychelle Omamo ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Nairobi. Labada Wasiir ayaa ka wada...

Qaramada Midoobay oo Saddex qodob ku amaantay dowlada Somalia (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shir dhex maray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka...

RW Khayre oo kulan xasaasi ah la qaatay safiirada Midowga Yurub ee Somalia (Sawirro)

Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Midawga Yurub ayaa Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlay horumarinta Dhaqaalaha, Deyn cafinta sida dib-u-habeynta ciidamadu ay uga qayb qaadatay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs