Monday, April 29, 2024

Rooble oo Golaha shacabka la hortagaya qorshe muddo kordhin iyo nooc doorasho cusub

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Maxamed Rooble oo lagu wado inuu berri Baarlamaanka hor tago ayaa damacsan inuu soo jeediyo dalabyo cusub oo ay ka mid...

Guddoomiye Cismaan Dhicisow oo ka hor yimid Shaqo joojin lagu sameeyey

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle Cali Jeyte Cismaan ayaa Maanta shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Magaalada Baladweyne. Wareegto kasoo baxday Guddoomiye Cali Jeyte ayaa...

RW Rooble oo dhagax dhigay balaarinta Isbitaal Turkigu dhisay (Daawo Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhagax dhigay qeybtii labaad ee dhismaha lagu ballaarinayo Isbitaalka Yardimeli ee magaalada Muqdisho. Dhismaha cusub...

Faahfaahin: Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo howlgal lagu qabtay (Sawirro)

Ciidamada PSF iyo kuwa PMPF ee maamulka Puntland ayaa si wadajir ah hawlgal uga fuliyey degaanada Muguc iyo Ceel Onkod oo ka tirsan buuraha...

Golaha Amaanka ee QM oo kulan deg deg ah ka yeelanaya Siyaasada cakiran ee...

Sida ay shaacisay Wakaaladda Wararka AFP oo soo xigatay ilo wareedyo diblomaasiyadeed Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu maanta kulan ka...

Madaxweynihii Maxkamadda ICJ Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo la bedelay

Madaxweyne cusub ayaa loo magacaabay Maxkamadda Caalamiga ah (ICJ) kaasoo bedelaya Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo ka soo jeeda Soomaaliya, kaasoo la sheegay inuu dhameystay...

Midowga Yurub oo digniin adag siiyey hogaanka DF iyo Maamul goboleedyada

Midowga Yurub ayaa si kulul uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, khilaafka ka taagan arrimaha doorashooyinka iyo  muddo xileedka dastuuriga ahaa ee heyadaha DF...

Wasaarada Caafimaadka DF oo shaacisay dadka lagu bilaabayo Talaalka Coronavirus

WAR-SAXAAFADEED Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay qorsheynaysaa in Tallaalka Caabuqa Coronavirus-ka ay gaarsiiso guud ahaan dalka, iyadoo Qeybta ugu horreeysa tallaalka dalka lakeeno doono bishan...

Sudan oo shaacisay hadal biyo qabow ku shubay xiisadii kala dhexeysay Itoobiya

Suudaan ayaa sheegtay inaysan xiise u qabin dagaal ay la gasho Itoobiya kaddib xiisadda ka dhalatay muranka dhul ku yaalla xudduuda labada dal. Iskudhaca labada...

Wasiir ka tirsan Xukuumada RW Rooble oo sheegay in Somalia uu ka jiro musuq-maasuq

Wasiirka Waxbarashada DF C/llaahi Abuukar ayaa sheegay in Soomaaliya uu ka jiro Musuq-maasuq fara badan oo wejiyo kala duwan leh. C/llaahi Abuukar ayaa hadalkan ka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs