Wednesday, May 8, 2024

Wadahadal labo geesood ah oo u furmay Madaxda dalalka Somalia & Kenya (Sawirro)

Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa wufuuda ay kala hoggaaminayaan ayaa wadahadalo laba geesood ah waxay uga furmeen Aqalka...

RW Rooble iyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo ku kulmay Mombasa (Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo wafdi uu horkacayo oo booqanaya dalka Kenya ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dalkaas Uhuru Kenyatta. Labada masuul...

Abiy Ahmed oo shacabka Itoobiya u diray qeylo dhaan ku aadan dagaalka TPLF

Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ugu baaqay shacabka ay suurtagalka tahay inay kusoo biiraan ciidamada si loola dagallamo fallaagada Tigray ee isku ballaarineysa...

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Qoorqoor iyo guddiga doorashada heer federaal?

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal, Guddiga Doorashada Galmudug iyo xubno ka socday...

Dowlada Somalia oo shaacisay iney ka hortagtay qatar ka soo socotay Al-Shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in iyadoo kaashaneysa saaxiibada caalamka ay ka hortagtay baabuur qaraxyo ah oo loo soo waday in lagu dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed...

Ciidamo hubeysan oo caawa xiray qaar ka mid ah jidadka muhiimka ah ee Muqdisho

Ciidamada amaanka dowlada Somalia ayaa caawa xiray qaar ka mid ah jidadka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho. Gaadiid dagaal iyo ciidamo hubeysan ayaa la soo...

TPLF oo oo lagu eedeeyey iney dad shacab ah ku leysay gobolka Cafarta (Sawirro)

Weerar culus oo lagu qaaday xarun caafimaad oo ku taalla gobolka Canfarta ee dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu dilay tiro dad ah, halkaasoo ay...

(Sawirro) QM oo qeybtii ugu horeysay dhaqaalaha doorashada ku wareejisay DF

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa maanta la saxiixday Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya $7.2 (Todobo Milyan iyo Labo Boqol Kun oo Dollar) oo qeyb...

Halis ku gedaaman safarka Rooble ku tagayo Kenya & labo qodob oo looga hortegi...

Socdaalka RW Rooble ku tagayo Magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyo booqashadii Xoghayaha arrimaha dibadda Kenya waxaa jira khatar ku gadaaman oo u baahan...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs