Thursday, May 2, 2024

DAAWO: Khudbadii Madaxweyne Xasan Shiikh ka jeediyey fadhiga Q/Midoobey.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer ka jeediyey Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey isagoo ka hadlay dhinacyo badan...

Duqa Muqdisho: “Albaabkii ganacsi ee lagu xiro Amarka Al-shabaab, dib looma furi doono”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa digniin u dirag ganacsatada qaata Amarada Al-shabaab iyo dadka u raadsada Garsoorka. Madaale...

Taliye Odowaa oo War ka soo saaray dagaal ka dhacay duledka Dhuusamareeb

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal gelinkii dambe ee maanta nawaaxiga deegaanka Sino-dhaqo ee Gobolka Galguduud ku dhexmaray Ciidanka Dowladda iyo dagaalyahano...

(Sawirro) Isaaq Max’uud Mursal oo u Mahad celiyey danjiraha Shiinaha ee Somalia

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa ku qaabilay maanta Magaalada Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u qaabilsan Jamhuuriyadda...

Faahfaahin: Dagaal xoogan oo ka dhacay duleedka Magaalada Dhuusamareeb

Dagaal xooggan ayaa ka qarxay degaan ku yaalla duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug kaasoo u dhexeeya ciidamada DF iyo kuwa Al-Shabaab. Sida Saraakiisha ciidanka...

(Sawirro) Dalalka Ruushka iyo Ukraine oo boqolaal Maxaabiis ah isweydaarsaday

Ruushka iyo Ukraine ayaa si lama filaan ah  isu dhaafsaday ku dhowaad ​​300 oo maxaabiis ah, taasoo ah isku daygii ugu weynaa tan iyo...

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Wasiirka Arrimaha dibeda DF iyo dhigiisa Nicola Selakovic?

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya mudane, Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa magaalada New York ee carriga Maraykanka kulan kula yeeshay dhigiisa dalka Serbia Mudane, Nicola...

Qaar ka mid ah agaasimeyaasha Wasaaradaha DF oo xil ka qaadis wajahaya

Qaar ka mid ah agaasimeyaasha Wasaaradaha xukuumada Somalia ayaa wajahaya xil ka qaadis ka dib markii loo jeediyey eedeymo kala duwan. Waxaa intooda badan lagu...

Dowlada India oo amar cusub ku soo rogtay ardayda Muslimiinta iyo carro ka dhalatay

Muslimiinta ayaa muujiyay sida ay uga xun yihiin isku dayga ay dowladda Hindiya ku dooneyso in carruurta dugsiyada Muslimiinta lagu baro heesaha diinta Hinduga,...

Maxay ka wada hadleen Xasan Shiikh iyo Boqor Cabdalla Binu Xusseen?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla Binu Xusseen. Xassan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs