Wednesday, May 8, 2024

Taliyaha Booliska Somalia oo arrimo muhiim ah kala hadlay Madaxa EUCAPSOM (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay'ada EUCAPSOM Mr Kauko Aaltoma, Dania Cossa, Madaxa howlaha iyo...

Gudoomiye Makaraan oo qiray isbaarooyin sharci darro ah oo yaalla Sh/dhexe

Gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe Axmed Mayre Makaraan ayaa qiray markii ugu horeysay in tiro isbaarooyin sharci daro ah ay yaallaan degaano ka tirsan gobolkaas, kuwaasoo...

Duqeymo culus oo saaka ka dhacay Magaalada Laascaanood & Wararkii u dambeeyey

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood madaafiic dhowr ah ayaa saaka waaberigii lagu duqeeyey qeybo ka mid ah magaalada. Madaafiicdan ayaa ku...

Dagaalo culus oo ka socda degaano ka tirsan gobolada Mudug iyo Hiiraan

Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Galmudug ayaa maalintii 4aad howlgal xoogleh oo ka dhan ah Al-shabaab ka wada degaano ka tirsan koonfurta Gobolka Mudug. Ciidamada...

Nin la ogaaday inuu ku dhowaad Sodon sano u xirna dambi uusan gelin (Daawo...

Nin Mareykan ayaa la ogaaday inuu qiyaastii 28 sano ku jiray xabsiga wuxuuna mar walba dafiri jiray in uu gaystay dilka lagu xukumay hadda...

Maxay ka wada hadleen Raisul Wasaaraha Somalia & danjire Per Lindgärde? (Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden ee Soomaaliya Per Lindgärde. Ra'iisul Wasaare Xamse iyo Danjire Lindgärde...

RW Xamse oo magacaabay Guddiga Qaran ee Gurmadka Dhulgariirka Turkiga

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Qaran ee Gurmadka Dhul Gariirka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiye oo...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo Malmaha soo socda ku wajahan Addis ababa (Ujeedka)

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS ayaa xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa uga qayb-galay furitaanka shirka sanad-laha ah ee Midowga Afrika, heerkiisa wasiirrada arrimaha dibedda. Waxaa...

Cudur halis ah oo ka dilaacay galbeedka Afrika iyo WHO oo war ka soo...

Heyadda Caafimaadka Adduunka WHO ayaa ku baaqay in la qabto kulan degdeg ah oo ku saabsan faafitaanka fayraska Marburg ee ku sii baahaya dalka...

Madaxweyne Qoorqoor oo si diiran loogu soo dhoweeyey Guriceel (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada Guriceel ee Gobalka Galgaduud. Madaxweynaha iyo wafdigiisa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs