Friday, April 26, 2024

Madaxweyne Qoorqoor oo si diiran loogu soo dhoweeyey Guriceel (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada Guriceel ee Gobalka Galgaduud. Madaxweynaha iyo wafdigiisa...

Waa sidee Maanta xaalada Laascaanood oo ay dagaalo ka socdeen maalmahan

Xaalada  Magaalada Laascaanood ayaa maanta deganayd marka loo eego maalmihii la soo dhaafay oo ay ka dhaceen dagaallo culus oo dhaliyay khasaare isugu jira...

Maxaa ka jira in Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka wadaan mooshin muddo kororsi ah?

Xildhibaano ka badan 60 oo ka tirsan Golaha Shacabka baarlamanka Somalia ayaa saxiixay mooshin lagu kordhinayo in waajibaadka Baarlamaanka Federaalka laga dhigo muddo shan...

Mucaaradka Somaliland oo todoba qodob ka soo saaray dagaalka Laascaanood

Mucaaradka Somaliland ayaa ku baaqay inay faraha kala baxaan arrinta Laascaanood gacmo shisheeye oo ay sheegeen inay ku lug leeyihiin xiisadda ka aloosan magaaladaas. Xisbiga...

Madixii qaraxyada Al-Shabaab ee gobolka Mudug oo gacanta lagu dhigay saaka

Madixii qaraxyada iyo Caafimaadka Al-shabaab ee gobolka Mudug Salmaan Daadir ayaa saaka lagu qabtay Aagga degaanka Camaara sida ay shegeen saraakiisha ciidanka xoogga dalka Salmaan...

Wiilal Walaalo ah la soo badbaadiyey 9 maalin kadib, Dhul-gariirkii Türkiga (Sawirro)

Fadliga Allaah ayey ku suurto-gashay in maanta isagoo nool laga soo saaro burburka Dhismihii uu ku hoos xanibnaa tan iyo markii ay labada Dhul-gariir...

Nin hubeysan oo dad ku laayey Jaamacad ku taalla Mareykanka (Daawo Sawirro)

Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay xarunta ugu weyn ee Jaamacadda Michigan State University ee dalka Mareykanka, halkaasoo uu ku dilay saddex qof, shan...

Wasiirka amniga Hirshabelle oo ka hadlay arin ugub ah oo shalay ka dhacday Jowhar

Maamulka Hirshabelle ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay weerar lagu dilay labo qof oo shalay ka dhacay Maxkamada magaalada Jowhar ee gobolka...

Laascaanood oo xalay marti gelisay hub culus iyo dagaal saaka ka sii socda

Dagaalo culus ayaa maalintii 9aad ka sii socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo maalmahan ay ku hardamayeen ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka. Sidoo kale,...

Maxay Ciidanka xabsiga dhexe u diideen xariga Cabdalla Muumin ka dib xukunkiisa?

Taliska Ciidamada asluubta Soomaaliyeed ayaa diiday iney xiraan Cabdalle  Axmed Muumin oo ah xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS kaasoo shalay maxkamada gobolka Banaadir...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs