Thursday, May 2, 2024

Rag hubeesan oo goordhaw lagu dilay magaalada Muqdisho

War goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in ciidamada amaanka goordhaw meel ku dhaw daarta Saybiyaano ee degmada Hodan ku toogteen rag...

R/Wasaare Kheyre iyo Wafdi la socda oo saakay ka dhoofay Muqdisho

Ra'isul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay ka dhoofay magaalada Muqdisho, waxa ayna u ambo baxeen magaalada Khartuum...

Khayre oo beri u ambabaxaya safar uu ka baaqday Madaxweyne Farmaajo

Raisul Wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu horkacayo ayaa maalinta beri ah ku wajahan magaalada Khartuum ee dalka Sudan. Safarkan ayuu markii...

Dil caawa ka dhex dhacay Masjid ku yaala magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa caawa askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ku dhex dilay degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho gaar ahaan masjid ku yaalla...

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo la qabtay & duqa Muqdisho oo ka waramay

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in Ciidamada dowladda Soomaaliya oo xog ka helay Shacabka kunool degmada Wadajir ay ku guuleysteen inay soo qabtaan Sarkaal...

Hanti dhowrka Qaranka oo ka hadlay dembiga loo heysto Wasiir ku-xigeenka A/dibeda

Hanti dhowraha guud ee Qaranka Max'ed Max'uud Cali (Afgooye) ayaa sheegay in Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Arrimaha dibadda Mukhtaar Mahad Daa'uud loo heysto ku takrifalka...

Raisul Wasaare Khayre oo ku soo laabtay Muqdisho ka dib safarkii Puntland

Ra’isal Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu socdaal ku maray degaanada Maamulka Puntland oo...

Duqa Muqdisho oo la kulmay Maamulada Jaamacadaha ku yaala Muqdisho (Sawirro)

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan la yeeshay maamulada jaamacadaha ku yaala Magaalada Muqdisho, waxaana shir gudoomiyay Duqa magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir...

Daawo Sawirada: Sanado kadib oo dib loo Howl geliyay Machadka isgaarsiinta Qaranka 

Ra'iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galay munaasabadda dib-u-howl gelinta machadka isgaarsiinta qaranka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho...

Shirkadaha Isgaarsiinta dalka oo soo saaray War Saxaafadeed Xasaasi ah (Akhriso)

War Saxaafadeed maanta kasoo baxay qaar kamid ah Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ayaa looga soo horjeestay habraacii loo maray xulashada xubnaha Hay`adda Isgaarsiinta Qaranka ku matalaya...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs