Thursday, May 9, 2024

Waxyaabaha ugubka ah ee ka muuqda dib u habeynta uu maanta sameeyay Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sameeyay 'dib u habeyn' hay'adaha amniga dowladda, waxaana ka muuqda waxyaabo badan oo cusub. Doorka Haweenka Madaxweyne Farmaajo ayaa dumar...

Maxkamada Ciidamada oo Xukun dil ah ku riday C/Raxmaan Cumar Yariisow

Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun dil ah ku riday askari katirsanaa ciidanka dowlada Soomaaliya oo lagu helay in uu dil...

Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Taliyaasha iyo Agaasimayaasha uu Magacaabay Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay taliyaal ciidan iyo sidoo kale Agaasimaha Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Taliyaasha ciidan uu...

Magacaabista Fahad Yaasiin Maxey ka badali kartaa Hay’ada Nabad Sugida ?

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa loogu magacaabay  Fahad Yaasiin Xaaji Daahir in uu noqdo Agaasime kuxigeenka Hay'ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka...

Fahad Yaasiin oo loo magacaabay Taliye kuxigeen ciidan iyo Taliyaal  kale oo la magacaabay

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa xilka Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya waxaa looga qaaday Fahad Yaasiin waxaana Fahad Wareegtadan loogu magacaabay in...

Ciidamo laga daad gureeyay Muqdisho oo la geeyay Deegaanka Basra

Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya gaar ahaan guutada 14-ka October ayaa laga daad gureeyay magaalada Muqdisho, waxaana la geeyay ciidankan deegaanka Basra ee gobolka Shabeelaha...

Wasiir Beyle oo ka hadlay lacago la sheegay in la siiyey Xildhibaanada federaalka

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in marnaba aysan dhici doonin in si sharci darro ah lacago ay u bixiso Wasaaradiisa. Beyle...

Mdaxweyne Farmaajo oo booqasho xasaasi ah beri ku tagaya dalka Jabuuti

Madaxweynaha Soomaaliya Maxed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa maalinta barri ah inay u ambabaxaan dalka Jabuuti. Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirika...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay dhaqaaleyahannada Soomaaliyeed ee xubnaha ka ah Guddiga Dhaqaalaha Qaranka ayaa kala hadlay...

Axmed Madoobe oo ka hadlay saraakiishii NISA ee shalay laga soo celiyey Kismaayo

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dib ugu laabtay Kismaayo ka dib safari uu dibeda ugu maqnaa ayaa ka hadlay arrimo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs