DAAWO TOOS: Munaasabada xuska 1-da Luulyo oo caawa ka socota Muqdisho

Xaflad balaaran oo lagu maamuusayo munaasabada 1-da Luulyo ayaa caawa ka socota xarunta dowlada hoose ee Muqdisho taasoo ay ka qeyb galayaan madaxda sare...

Go’aan dhowaan ka soo baxay gudoonka labada Aqal ee Baarlamanka oo la dhaliilay

Gudoomiyeyaasha labada gole ee baarlamaanka Soomaaliyeed waxay si wadajira u go'aamiyeen in goleyaashu xiran yihiin, taas oo la macno ah in goleyaashaas la kala...

Faahfaahin: Sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska oo lagu dilay Muqdisho

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Somalia ayaa warbaahinta u sheegay in askari ka tirsan Ciidankaas oo ilaalo ka hayay Kontrol ku yaala nawaaxiga Isgoyska...

(Akhriso) Madaxweynaha Jubbaland oo xilkii ka qaaday Cabdi Cali Raage

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa xilkii ka qaaday la taliyihiisa dhanka Arrimaha siyaasadda. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jubbaland lagu sheegay...

Saraakiil Tababar loogu qaaday dalka Dibadiisa oo Muqdisho laga sagootiyay (Daawo Sawirada)

Taliska ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka sagootiyay saraakiil iyo saraakiil xigeeno dalka dibadiisa tababar kusoo qaadanaya. Taliyaha Ciidanka...

Saciid Ciise: “Kama dhici karto Somalia doorasho uu ku lug leeyahay gacan ku dhiigle”

Hogaamiyaha xisbiga Dadka Mudane Saciid Ciise Maxamuud, kana mid ah musharaxiinta u taagan doorashada Madaxweynaha dalka ayaa sheegay ineysan suuragal aheyn in Soomaaliya ka...

Somalia & Bankiga horumarinta Afrika oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah (Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Madaxweyne ku xigeenka Bangiga horumarinta Afrika Khaled Sherif oo kala saxiixday Heshiisika cafinta daymaha Bangigu ku...

Puntland oo digniin ka bixisay qorshe Somaliland ka damacsan tahay Sanaag

Maamulka Puntland ayaa digniin culus ka bixiyey qorshe Somaliland ku dooneyso iney imtixaanka shahaadiga ah ku qabato gobolada Sanaag iyo Heylaan. Labada gobol ayaa ka...

Maxkamadda Ciidanka Puntland oo soo saartay amar ku socda Taliska PSF

Maxkamadda Ciidamada iyo dembiyada culus ee Puntland ayaa markii ugu horraysay War ka soo saartay Ilaalinta dhammaan Hantida hay’adda PSF. Qoraal ka soo baxay Maxkamadda...

Wasaarado kale oo qorshe howleedkooda u gudbiyay Raisul Wasaare Xamse (Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Hamza Abdi Barre waxa uu galabta ka guddoomay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daud Aweys Jaamac, ballan-qaadka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs