Thursday, May 2, 2024

Maxkamada G/Banaadir oo ka farxisay muwaadin Soomaaliyeed oo dulmane ahaa

Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Qaasim Faarax ku wareejiyay dhulkiisa oo si sharci darro ah looga heystay in muddo...

Askar ka tirsan AMISOM oo lagu dilay qarax ka dhacay gobolka Sh/hoose

Gaadiid kolonyo ah oo ay wateen ciidamada AMISOM ayaa maanta qarax waxaa lagula beegsaday degaanka Buulo mareer oo ka tirsan gobolka Sh/hoose. Qaraxan oo loo...

Muxuu Wasiirka amniga Soomaaliya kala hadlay dhigiisa Bratislav Gašić (Sawirro)

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa kulan rasmi ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Serbia Mudane...

Maxaa ka jira inuu dib u dhacay maanta shirkii madaxda DF iyo dowlad...

Shirkii madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada oo maanta la filayey inuu ka furmo magaalada Muqdisho ayaa dib u dhacay sida ay sheegayaan...

Jen. Itoobiyaan ah oo la wareegay xilka taliyaha Ciidamada AMISOM (Daawo Sawirro)

Lt. Gen. Tigabu Yilma Wondimhunegn oo ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa si buuxda ula wareegay xilka taliska guud ee ciidamada AMISOM, ka dib muddo...

Maxaa ka jira in Safaarada Somalia ee Ankara soo celineyso dhaawacyadii Ex-Control?

Safaarada Soomaalida ee dalka Turkiga ayaa lagu eedeeyey iney Somalia dib ugu soo celineyso qaar ka mid ah dhaawacyadii qaraxii Ex-control ee dalkaas la...

(Sawirro) Madaxweyne Geelle & Marwadiisa oo qaatay talaalka cusub ee COVID-19

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xaaskiisa Khadra Maxamuud Xayd ayaa maanta qaatey tallaalka cudurka COVID-19. Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Jabuuti ayaa sheegtay in tallaalkii...

Xuutiyiinta Yemen oo gantaal la helay mid ka mid ah maraakiibta Mareykanka

Xuutiyiinta Yemen ayaa ayaa gantaal ku garaacay markab xamuul oo laga leeyahay dalka Mareykanka, sida ay bayaan ku sheegeen taliska dhexe ee ciidamada Mareykanka. M/V...

Madaxda Puntland oo go’aan culus qaatay & Shir kale oo lagu qabanayo Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey kulanka uu la yeeshay Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Kulanka oo Madaxweynaha uu ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka...

Natiijada baaritaanka da’da ee la mariyey xulka 17 jirada ee ku sii jeeda Algeria...

Ciyaartoyda 17-Jirada Xulka Soomaaliya ayaa ku sugan dalka Itoobiya halkaas oo ay tababar adag ku qaadanayaan ka hor safarkooda Algeria halkaas oo ay uga...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs