Tuesday, April 30, 2024

Banaan bax ka dhan ah ciidamada AMISOM oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaar ahaan taalada Daljirka Dahsoon ka dhacay banaan bax ay dhigayeen ehelada qaar kamid ah dadkii dhawaan ciidamada AMISOM ku...

Haweeney loo soo Magacaabay danjiraha cusub ee UK u fadhin doona Somalia

Britain ayaa maanta Soomaaliya u soo magacowday Safiir cusub, kaasoo bedeli doona Safiirkeedii hore ee dalka danjire Ben Fender oo xiligiisu dhamaaday. Haweenay lagu magacaabo...

Askar ka tirsan Ciidanka dowlada oo qarax lagu dilay & faahfaahino ka soo baxaya

Qarax la sheegay in loo adeegsaday Miinada wadada lagu aaso ayaa maanta ka dhacay inta u dhaxeysa degaanada Km-60 iyo Bariire ee gobolka Sh/hoose...

Madaxweyne Deni oo codsi xasaasi ah u diray Baarlamanka Puntland

Sida ay xaqiijinayaan warar lagu kalsoon yahay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa saaka Baarlamanka ka dalbaday in ay mudda 45 cisho ah ugu daraan...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo magacaabay la taliyaha cusub ee arrimaha..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdirisaaq Cismaan Xasan "Juurile" in uu noqdo Lataliye Sare ee dhanka dimuqraadiyeynta...

(Sawirro) RW Rooble oo kormeeray Xarumaha muhiimka ah ee Xukuumada qaarkood

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe ee Soomaaliya. Rooble ayaa u kuurgalay howlaha shaqo ee ka socda...

Maalqabeen cusub oo Jeff Bezos kala wareegay qofka ugu taajirsan caalamka

Maalqabeen la yiraahdo Elon Musk ayaa noqday qofka ugu taajirsan caalamka kaddib markii ay hantidiisu gaartay $185 bilyan oo doollar. Ninkan ganacsadaha ah oo iska...

Villa Somalia oo markii ugu horeysay si kulul uga hadashay Weerarkii xarunta dowlada hoose

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa saxaafada kula hadlay goobtii lagu aasay Guddoomiyeyaashi & Shaqaalihi Gobolka Banaadir ee ku geeriyooday Qaraxii shalay...

Ciidamo gadoodsan oo xirtay jidka u baxa Gegida dayuuradaha Boosaaso

Ciidamo gadoodsan ayaa maanta xirtay jidka garoonka dayuuradaha Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari kuwaasoo xanibay isku socodkii dadka iyo gaadiidka. Wararka ayaa sheegaya in...

Xiliga uu furmayo kalfadhiga labaad ee Baarlamanka Somalia oo la shaaciyey (Akhriso)

Gudoonka labada aqal ee baarlamanka Somalia ayaa maanta kulan iskugu yimid magaalada Muqdisho, iyagoo, iyagoo ka shiray xiliga uu furmayo kalfadhiga xiga ee Baarlalamanka. Warsaxaafadeed,...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs