Saturday, April 27, 2024

Faahfaahin: Rag dareys ciidan watay oo Wiil 10 sano jir ah ku fara-xumeeyey Muqdisho

Askar la sheegay iney ka tirsan yihiin ciidamada DF ayaa Wiil toban sano jir ah ku kufsaday magaalada Muqdisho, iyadoo falalka kufsiga arxan darada...

Xoghaye Blinken oo Raisul Wasaare Netanyahu kala hadlay labo qodob oo xasaasi ah

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa ku nuuxnuuxsaday muhiimadda ay leedahay in laga fogaado waxyeello kale oo rayidka soo gaarta iyo ilaalinta...

Ciidamada Amaanka oo Muqdisho ku qabtay nin qarax Miino aasayay

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir la sheegay in ay kusoo qabteen nin dhalinyaro ah oo wado...

Waa kuma RW cusub ee loo magacaabay Somalia? (Akhriso taariikh Nololeedkiisa)

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu ku dhashay magaalada taariikhiga ah ee Hobyo ee Gobolka Mudug, Bishii...

Ethiopian Airlines oo war ka soo saartay dayuuraddii laga celiyey Somaliland

Maamulaha shirkadda Ethiopia Airlines Mesfin Tasew oo waraysi siiyey laanta Af-Amxaariga ee idaacadda BBC ayaa xaqiijiyey in dib loo celiyey diyaarad shirkada ka tirsan...

Kulankii Golaha shacabka oo saakay Mar kale baaqday iyo Sababta keentay

Waxaa saakay mar kale la baajiyay kulanka Xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya la filayay in ay yeeshaan , kadib markii Gudoonka Golaha shacabka ka cabsadeen...

Gudoomiyaha guddiga doorashada heer federaal oo kalsoonida lagala laabtay

Xubno ka tirsan Guddiga doorashada federaalka ayaa shaaciyey iney kalsoonidii kala laabteen Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Muuse Geelle Yuusuf. Talaabadan ayaa u muuqata mid looga jawaabayo...

Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) oo soo saartay War ka farxiyey dowlada Soomaaliya

Warbixin ay soo saartay Hey’adaha Lacagta Adduunka ayay ku sheegtay in kooxda Wadahadalka deyncafinta Soomaaliya ee Hey’adda ay heshiis looga gudbayo wajiga koowaad ee...

Madaweyne Qoorqoor iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray Garowe (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe ku soo dhoweeyey wefti Balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Qoorqoor Madaxweynaha Dowladda Galmudug iyo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs