Friday, April 26, 2024

Jean-Pierre Bemba oo loo diiday in Doorasho Madaxweyne u tartamo

Guddiga doorashada dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa liiska Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha dalkaasi waxa ay ka saareen Siyaasiga Mucaaradka eeĀ Jean-Pierre Bemba. War kasoo...

Dowlad Afrikaan ah oo ka carootay hadal uu Trump soo dhigay bartiisa Twitterka

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Koonfur Afrika Lindiwe Sisulu ayaa sheegtay sida ay uga xun tahay in Maraykanku uu ku guuldaraystay inuu adeegsado wadiiqooyinka diblamaasiyada,...

Maxaa ka soo baxay kulankii Raisul Wasaare Abiy & Soomaalida Itoobiya? (Daawo Sawirro)

Raā€™iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta hadal u jeediyey boqolaal ka mid ah Soomaalida Itoobiya oo isugu jiray masā€™uuliyiin, odayaal iyo shacab. Waxaa uu...

Madaxweyne Trump oo hanjabaad yaab leh u diray shacabka Maraykanka

Madaxweyne Trump ayaa ka digay in Mareykanka uu wajihi doono burbur dhaqaale oo xoog leh haddii dacwad lagu soo oogo. Madaxweyne Trump oo u warramayey...

Akhriso: Labo arrimood oo uu mamnuucay Madaxweynaha cusub ee DDSI

Madaxweynaha cusub ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumed Cumar ayaa fasaxay arrimaha dacaayadda iyo in maamulkiisa la dhaliilo. "Dadka dacaayadda waa u fasaxan yihiin,...

Fanaan hurdo la’aan ku riday Madaxweyne Musaveni oo Maxkamad la soo taagay

Fannaan caanka ah dalka Uganda oo noqday mudane ka tirsan baalramaanka kadibna mucaarad ku noqday madaxweynaha Uganda ayaa wajahaya eedo la xiriira khiyaano qaran,...

Trump oo ugu dambeyn qirtay fadeexad uu muddo dheer beeninayey

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa qirtay inuu lacag siiyay labo haween oo uu la seexday taasoo uu sheegay inaysan ahayn tallaabo jabinaysa sharciga ollolaha...

Calankii iyo magacii degaanka Soomaalida Itoobiya oo la bedelayo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha cusub ee Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumed Cumar ayaa soo saaray amarradii ugu horeeyay markii xilka loo magacaabay, kuwaasoo saameynaya magaca iyo Calanka degaanka...

Guri gubtay oo lagu iibinayo lacag gaareysa 3-Milyan oo Dollar !!

Guri kuyaala dalka Canada ayaa soo jiitay indhaha Warbaahinta Caalamka ,kadib markii gurigan oo ku gubtay dab qabsaday Suuqa lasoo dhigay iyada oo lagu...

Weerar Mindi loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Paris (Daawo Sawirada)

Nin mindi ku hubeesnaa ayaa weerar dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxa uu ka geestay magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska. Inta la...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs