Monday, April 29, 2024

Theresa May oo shaacisay hadal ka farxiyey ciidamada AMISOM ee ka howlgala Somalia

Ra'isal wasaaraha Ingiriiska Theresa May oo maalmahan socdaal ku maraysay dalal Afrikaan ah ayaa maanta kulan kula yeelatay magaalada Nairobi madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta,...

Dayuurad ku burburtay wadanka Itoobiya iyo dad badan oo ku dhintay (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan 18 qof ayaa dhintay, ka dib markii helikobtar uu milateriga Itoobiya leeyahay ay ku burburtay duleedka caasimadda Itoobiya e Addis Ababa, iyadoo Maamuleyaashu...

Taalo Dahab ka samaysan oo loo ekeesiiyay Madaxweyne Erdogan oo rabsho sababtay (Daawo Sawiro)

Taalo dahab ka sameysan oo loo ekeesiiyay Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa laga raray magaalada Weisbaden ee dalka Jarmalka ,kadib markii laga...

Gabar qaab Matalaad lagu mehersaday iyada oon ogeyn !!!

Gabar 21-sano jir ah oo u dhalatay Hong Kong ayaa lagu qiyaanay matalaada ay sameeneysay, waxaana gabadha la mahersaday iyada oon ogeyn balse mooda in...

Cabdi Max’uud Cumar & lix kale oo la soo taagay Maxkamad ku taalla Addis...

Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar iyo xubno kale ayaa la soo taagay saaka Maxkamad ku taalla magaalada Addis ababa ee...

Maxkamad Lacag magdhaw ah ku xukuntay shirkad wareysi-shaqo ka ceyriyay gabar diidday in ay...

Wakaaladda wararka Turkiga ee Anaadool ayaa warbixin ka qortay gabar Muslimad ah oo uu wareysi-shaqo ka ceyriyay ninkii ka qaadayay wareysiga oo ay ka...

Masuuliyiin ka tirsanaa Maamulkii Cabdi Maxuud Cumar oo xabsiga loo taxaabay

Maamulka cusub ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa xabsiga dhigay Mauuliyiin kala duwan oo ka tirsanaa maamulkii hore ee degaanka. Xubnaha la xiray waxaa ka...

Madaxweyne Trump oo eedeyn kulul u jeediyey shirkadda Google

Madaxweyne Trump ayaa shirkadda Google ku eedeeyey in baaritaanno shirkadda lagu sameeyey ee xogtiisa ku saabsan ay yihiin kuwa aan wanaagsaneyn. Qoraal uu Madaxweyne Trump...

Madaxweynaha degaanka Soomaalida Itoobiya oo ka hadlay xariga Cabdi Max’uud Cumar

Madaxweynaha cusub ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Omar Cagjar ayaa soo dhoweeyey talaabada maanta dowlada Itoobiya ay xabsiga ku dhigtay madaxweynihii isaga ka...

Madaxweynihii hore ee DDSI oo ugu dambeyn xabsiga loo dhaadhiciyey (Daawo Sawirro)

Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa oo lagu ilaalinayey guri uu ku leeyahay magaalada Adis ababa xabsiga loo taxaabay. Warbaahinta...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs