Thursday, May 16, 2024

Nin Gabar uu Jeclaa Fariin Xasaasi ah ugu dul qoray Sac Irmaan ah !!...

Nin beeraleey ah oo u dhashay Scotland ayaa si layaab leh jaceylkiisa ugu soo bandhigay gabar uu donayo Guurleeda Ereyo lagu qoray sac uu...

Nin Dil u geestay Gabar iyo Hooyadeed oo la xiray (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska dalka Britian ayaa baadi goob kadib gacanta kusoo dhigay nin dhalinyaro ah lagu eedeeyay in dil argagax leh u geestay gabar ay...

Nin doonayay in uu Dilo Theresa May oo Xukun adag lagu riday (Daawo Sawirada)

Maxkamad kutaala dalka Britain ayaa xukun adag oo xabsi ah waxa ay ku riday nin dhalinyaro ah oo doonayay in uu weerar qorsheesan ku...

Xildhibaan Bobi Wine oo mar kale xabsiga la dhigay xili uu doonayay in…

Ciidamada booliiska dalka Uganda ayaa mar kale Xabsiga dhigay Xildhibaan Robert Kyagulanyi oo loo yaqaan Bobi Wine , oo Mucaarad ku ah si weyna...

Raisul Wasaare caan ah oo lagu dhaliilay dayuurad uu u raaco guriga iyo xafiiskiisa

Hadal haynta dhanka dalka Pakistan waxaa toddobaadkan hareeyay gaadiidka uu adeegsado Imran Khan oo dhawaan loo doortay Ra’iisul wasaaraha dalkaas. Imran ayaa diyaaradaha qumaatiga u...

Madaxweynaha cusub ee DDSI oo ka hadlay sida uu ula dhaqmayo dadka mucaaradsan

Madaxweynaha cusub ee dawlad Degaanka Soomaalida Mustafe Muxumad Cumar ayaa sheegay inuu ku dadaalayo qancinta qof kasta oo mucaaradsan maamulkiisa Waxaa uu intaa ku daray...

Musharaxiin Soomaali ah oo u tartamaya doorashada Xubnaha Baarlamanka Sweden

Ugu yaraan seddex murashax oo Soomaali ah ayaa u tartamaya xildhibaannimada Baarlamaanka Sweden, doorashada dalkaas ka dhici doonta 9 Siteembar 2018. Laba ka mid ah...

Haween dembi argagIxiso loo soo taagay Maxkamad oo ku kacay fal shaki abuuray

Labo haween ah oo lagu soo eedeeyey dacwad la xiriirta argagixisanimo ayaa xabsiga la dhigay intii ay socotay Maxkamadeyntooda Magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Eedeysanayaasha...

Akhriso) Isku aadka horyaalka kooxaha Yurub ee Champions Leauge oo la sameeyey

Waxaa maanta la sameeyay isku aadka koobka kooxaha qaaradda Yurub ee Champions Leauge ee xilli ciyaareedka 20018/2019. C.Ronaldo ayaa dib ugu laaban doona Manchester, marka...

Shirkad caan ah oo shaqaalaheeda siisay fursado yaab leh oo aan horey loo arag

Shirkadda weyn ee howlaha xisaabaadka ee PwC ayaa billowday sharci cusub oo qaar ka mid ah shaqaaleheeda cusub ee ay qoraneyso u oggolaanaya inay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs