Friday, April 26, 2024

Shinni Sabab u noqotay in uu baaqdo Duulimaad Diyaaradeed !! (Daawo Sawirada)

Raxan Shinni ah ayaa sabab u noqday in uu baaqdo duulimaad diyaaradeed, kadib markii shinnidan ku aruureen matoorka Diyaarada xili ay isku diyaarineysay in...

Nin Beeraleey Afrikan ah oo abaal marin qaali ah ka helay shirkadda Facebook

Shirkada bulshada kuwada xariirto ee Facebooka ayaa shan qof oo ku nool daafaha Dunida siisay abaal marin lacageed oo qaali ah, waxaana dadkaan abaal...

Mid ka mid ah dalalka ciidamadu ka joogaan Somalia oo halis ugu jira cudurka...

Ha’yadda arrimaha gargaarka ee Save the Children ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay kiisaska cudurka Ebola ee laga soo sheegay xadka dalka Uganda. Labo qof...

Qarax khasaare geystay oo lagu weeraray ciidamada Kenya & faahfaahino ka soo baxaya

Ciidamo ka tirsan Millatariga dalka Kenya ayaa qarax lagula eegtay degaan hoos yimaada magaalada Lamu ee gobolka xeebta Kenya. Ururka Al-Shabaab oo sheegtay masuuliyadda qaraxan...

Sacuudiga oo dhistay khad tareen casri ah oo ay ku baxday balaayiin dollar (Daawo...

Boqorka Sucuudiga ayaa xariga ka jaray tareen dheereeya oo casri ah kaasoo ka howlgali doono labada magaalo ee barakeysan ee Maka iyo Madiina oo...

Itoobiya oo dadkii ugu badnaa xirxirtay tan & markii uu xukunka la wareegay Abiy...

Itoobiya ayaa sheegtay iney xabsiga dhigtay dad ay tiradooda gaareyso 1,200 oo ruux, kuwaasoo lala xiriiriyay iney ku lug leeyihiin qalalaasihii siyaasadeed ee billowday...

Canug yar oo markii ugu horeysay ka qeyb galaysa shirweynaha QM & Sababta ka...

Raisul wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa khudbadeedii ugu horreysay ka jeedisay shir madaxeedka Qaramada Midoobay ee magaalada New York waxaana ku wehlisa gabadheeda...

Nin uu Trump u magacaabay Maxkamada sare oo la sheegay inuu isqaawiyey

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa cambaareeyey eedeymo cusub oo la xiriira anshax-darro, oo haweeney ay u soo jeedisay garsoore Brett Kavanaugh oo madaxweyne Trump...

Fanaanad Caan ah oo loo magacaabay in ay noqoto Danjire

Fanaanada caanka ah ee Rihana ayaa loo magacaabay in ay noqoto Danjire ama Safiir, waxa ayna fanaanadan sheegtay in si aad ah ugu faraxsan...

Shiinaha oo Markab Isbitaal ah u diray Wadan uu qalalaase ka jiro (Daawo Sawirada)

Dowlada Shiinaha ayaa Markab Isbitaal ahaan u qalabeesan u dirtay dalka Venezuela oo xiligan uu ka jiro qalalaase siyaasadeed, waxaa sidoo kale dalkaasi ka jira...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs