Tuesday, April 30, 2024

Dad ka badan 70 qof oo ku dhintay Mashaqo ka dhacday dalka Ciraaq (Daawo...

Dad ka badan 70 ruux ayaa lagu soo warramay inay ku dhinteen doon maanta ku rogmatay wabiga Tigris ee mara magaalada Muusil ee dalka...

Warbaahinta New Zealand oo qaadeysa talaabo Muslimiinta lagu taageerayo

Ra’iisul Wasaaraha New Zealand haweeneyda la yiraahdo Jacinda Ardern, ayaa shaacisay tallaabooyin ay qaadayso Jimcaha soo aaddan si ay garab istaag ugu muujiso dadka...

Dooni Xamuul oo siday Gawaari badan oo nuuca Dunida ugu Qaalisan ah oo degtay...

Doonidaan oo laga lahaa Dalka Talyaaniga kana soo shiraacatay dalka Faransiiska ayaa ku dagtay badweeynta Atlantic-ga , xili ay kusii jeeday Wadanka Brazil muddo...

Xildhibaanad loo diiday in Cunugeeda xarunta Baarlamaanka ku dhex haysato !!

Xildhibaanad u dhalatay dalka Denmark ayaa ka cabatay in loo diiday cunug shan bilood jira oo ay dhashay in ay ku dhax heesato Xarunta...

Koronto xumo lasoo daristay mid kamid ah Wadamada ugu hodansan Afrika

Dalka Koonfur Afrika oo safka hore kaga jira wadamada ugu hodonsan qaarada Afrika ayaa xiligan waxaa heesta mashaakil dhinaca korontada ah, waxaana maalmihii lasoo...

Hogaamiye dalkiisa xukumayey muddo 29 sano ah oo si lama filaan ah ...

Madaxweynaha dalka Kazakhstan Nursultan Nazarbayev oo ahaa ninka keliya ee dalkaasi ka talinayay tan iyo intii uu ka baxay burburkii Midowgii Soviet horraantii 1990-meeyadii...

Nin ka badbaaday weerarkii New Zealand laguna dilay Xaaskiisa oo cafiyay Dilaaga ! (Sawirro)

Farhid Axmed oo 50 sano jir ah ayaa ka mid ahaa Dadkii ka badbaaday weerarkii jimcihii lasoo dhaafay lagu qaaday Masjidka al Al Nour...

Shimbir lagu iibsaday lacag ka badan Hal Milyan oo Dollar !!(Daawo Sawirada)

Warbaahinta caalamka ayaa si weyn u hadal heysa shimbir lagu iibsaday lacag ka badan Hal Milyan oo Dollar, waxa ayna sheekadan noqotay mid hadal...

R/Wasaare Jacinda oo diiday in ay ku dhawaaqdo magaca ninkii Muslimiinta ku laayay New...

Ra'isul Wasaaraha dalka New Zealand Jacinda Ardern oo khudbad u jeedineysay Baarlamaanka dalkaasi ayaa mar kale si kulul u cambaareesay weerarkii lagu dilay Muslimiinta badan...

Ciladii keentay bur burka Diyaaradii Ethopian Airlines oo la xalinayo

Tan iyo markii ay burburtay Diyaarada Ethiopian Airlines ayna ku dhintaan dhamaan Rakaabkii iyo Shaqaalaha saarnaa ayey biloowday shirikadda Boeing in baarto cillada saxda...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs