Saturday, May 18, 2024

Adeegto khalad yar ay ka gashay Qoys Sacuudiyaan ah loo ciqaabay (Daawo Sawirro)

Boqortooyada Sacuudiga waxaa si xun loola dhaqmaa haweenka adeegtada ah ama ka shaqeeya guryaha qoysaska Sacuudiga, waxa ayna haweenkaasi si joogto ah ula kulmaan...

Maraykanka oo labo todobaad u qabtay Turkiga & Xiisada labada dal oo ka sii...

Washington ayaa Turkiga siisay kaliya laba toddobaad si ay heshiiska Ruushka uga laabato, mid cusubna ula gasho Mareykanka, ama ay wajihi doonto ganaax culus...

Boqortooyada Sacuudiga oo Xukun dil ah ku fulinaysa Sadex Wadaad oo caan ah

Dowlada Sacuudiga ayaa qorsheeneysa in Xukun dil ah ku fuliso sadex wadaad oo caan ka ah dalkaasi ,wadaadan ayaa dowlada ku eedeesay in ay...

Weeraro lala beegsaday goob hubka lagu keydiyo oo ku taalla Sacuudiga

Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa maanta sheegay inay weerareen keyd hub oo ku yaalla magaalada Koonfureed ee Najran ee dalka Sacuudiga. Afhayeen u hadlay...

Habeen kaliya casho ma ku iibsan laheyd keligaa $173 kun oo dollar (Daawo Sawirro)

Maal-qabeenno Itoobiyaan ah ayaa bixiyey 173,000 oo dollar midkiiba, si ay uga qeyb galeen casho uu sameeyey ra’iisul wasaare Abiy Ahmed oo lacag loogu...

Gantaal lagu riday Magaalada Makkah oo hawada lagu bur buriyay iyo Xuutiyiinta oo…

Ciidamada difaaca ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa la sheegay in hawada magaalooyinka Taa’if iyo Jeddah ka qabteen kuna bur buriyeen laba gantaal oo nooca ballistic...

Dowlada Iiraan oo mar kale Hanjabaad culus hawada loo mariyay 

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale hanjabaad culus waxa uu hawada u mariyay dowlada Iiraan, waxa ayna hanjabaadan uga sii dareysaa xiisadii...

Mesut Ozil oo la afuray Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan (Daawo Sawirada)

Xiddiga asalkiisu Turkiga yahay balse heesta dhalashada dalka Jarmalka Mesut Ozil ayaa kula afuray Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan Qasriga Dolmabahce Palace ee magaalada Istanbul. Ozil ay...

Soomaali Miino aaseysay oo lagu qabtay Magaalo ku taalla dalka Yemen

Milateriga dowladda Yemen ayaa magaaladda Tacis ku qabtay  labo nin oo Soomaali ah kuwaasoo ay sheegeen iney u shaqeynayeen Kooxda Xuutiyiinta ee taageeradda ka...

Boqor Salman oo ku baaqay labo shir oo deg deg ah & Sababta ka...

Boqorka Sacuudiga Salman bin C/casiis ayaa golaha iskaashiga dawladaha khaliijka iyo kan dawladaha Carabta ugu baaqay in la isugu yimaado labo shirweyne oo degdeg...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs