Thursday, May 2, 2024

Trump oo si xun u bahdilay Agaasime katirsan Xafiiskiisa xili uu Wareysi bixinayay

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donlad Trump ayaa xili uu wareysi siinayay Telefishinka Caanka ah ee ABC si xun u bahdilay ku simaha agaasimaha guud ee Aqalka...

Madaxweyne Caan ah oo markii ugu horeesay Safar ku tagay Kuuriyada Waqooyi 

Madaxweynaha dalka Shiinaha Xi Jinping ayaa markii ugu horeysay socdaal rasmi ah ku tagay dalka go'doonka siyaasadeed ku jira ee  Kuuriyada Waqooyi, halkaasi oo si...

Shirkada Facebook oo sameesaneysa lacag u gaar ah iyo Walaac xoogan oo laga muujiyay

Shirkada xiriirka bulshada ee Facebook ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in ay ku sameesato lacag gaar ah, waxaana qorshahan durba walaac xoogan ka...

Shaneemo Casri ah uu maal galiyay Nin Carab ah oo laga furay Jabuuti (Daawo...

Dalka Jabuuti ayaa laga furay shaneemo aad u weyn sidoo kale casri ah, waxaana munaasabada furitaanka Shaneemadan kasoo qeyb galay madax katirsan dowlada Jabuuti...

QM oo dilkii weriye Khashoqji ka soo saartay Warbixin ka nixisay Max’ed Bin Salman

Sida ay sheegeen khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay waxaa jira caddaymo muujinaya in Amiirka leh dhaxalka boqortooyada Sacuudiga Max'ed Bin Salmaan iyo masuuliyiin kale...

Masar oo jawaab caro leh ka bixisay baaqa la xiriira in la baaro geeridii...

Dowlada Masar ayaa ayaa ka hor timid baaqii Qaramada Midoobay ee ku aadanaa in baaritaan madax bannaan lagu sameeyo dhimashadii madaxweynihii hore ee Masar...

QM oo dalbatay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo Geerida Max’ed Morsi

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Xaquuqul Insaanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo qaabka uu u geeriyooday madaxweynihii...

Mareykanka oo soo bandhigay Cadeymo cusub oo ka dhan ah Iran (Daawo Sawirada)

Dowlada Mareykanka ayaa ku eedeesay dowlada Iran in ay ka dambeysay weerar isbuucii hore lagu qaaday laba markab oo kuwa saliida qaada ah xili ay...

Dad badan oo lagu dilay Weerar lagu qaaday Goob ciyaar lagu daawanayay

Weerar ismiidaamin ah oo ay fuliyeen dad waxyaabaha qarxa jirkooda kusoo xiray ayaa lagu qaaday hool lagu daawanayay ciyaar kubada cagta ah oo kuyaala...

Cudurka Ebola oo soo gaaray dalka Kenya iyo cabsi badan oo soo korortay

Warbaahinta dalka Kenya ayaa ku warameysa in qof qaba cudurka halista ah ee Ebola lagu arkay gobolka Kericho ee dalka Kenya, waxaana gobolkaasi laga dareemayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs