Madaxweyne Erdogan oo qashin ku daray Warqad uu Madaxweyne Trump usoo qoray !!

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka carooday warqad uu Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump usoo qoray 9-kii bishan, warqadan ayaana qaabkii ay u qorneyd...

Erdogan oo ka laabtay Go’aan ka careesiiyay Mareykanka una muuqday Bahdil

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shalay shaaciyay in uusan la kulmi doonin wafdi sare oo dowlada Mareykanka u dirtay dalkaasi si ay...

Sawir Gacmeed uu sameeyey farshaxaniiste Afrikaan ah oo lagu iibsaday lacag Waali ah (Sawirro)

Sawir gacmeed uu sameeyey farshaxaniiste loo aqoonsaday inuu yahay aabaha xirfadda farshaxanka ee dalka Nigeria ayaa magaalada London lagu iibiyey, waxaana lagu gatay lacag...

Maxkamad ku taalla Iran oo xukun culus ku riday nin la dashay Madaxweyne Rouhani

Nin la dhashay Madaxweynaha dowlada Iiraan Hassan Rouhani ayaa lagu xukumay shan sano oo xabsi ah ka dib markii Maxkamad ku taalla dalkaas ay...

Kim Jong Un oo isaga oo Faras saaran fuulay buurta dheer ee Paektu (Daawo...

Hogaamiyaha mayalka adag ee Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sawiro laga soo qaaday isaga oo faras ku fuulaya buurta ugu dheer dalkiisa ee...

Madaxweyne Erdogan oo Jawaab adag siiyay Mareykanka shaacana ka qaaday in aysan…

Dowlada Turkiga ayaa dhagaha ka fureesatay baaqa iyo cadaadiska xoogan ee kaga imaanaya dowlada Mareykanka oo ugu baaqday Xukuumada Ankara in ay joojiso duulaanka...

Wiil ka ooyay Arooska Walaashiis oo raali galin bixiyay iyo Sababta keentay !!

Ragga ku nool dalka Chechnya ayaa lagu tiriyaa kuwa ugu adag caalamka, waana sawir uu maamulka dalka jecel yahay in la  adkeeyo. Sidaa darteed,...

Madaxweyne Erdogan oo shuruudo adag miiska loo saarayo xili uu dalkiisa dagaal ku jiro

Dowlada Mareykanka ayaa sii xoojineysa cadaadiska ay saareyso Xukuumada Ankara si loo hakiyo duulaanka ciidamada milatariga Turkiga ku qaadeen magaalooyin kuyaala Waqooyiga dalka Siiriya...

Madaxweyne Puntin oo hadiyad yaab leh gudoonsiiyey Boqorka Sacuudiga (Sawirro)

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo booqanaya dalka sacuudiga ayaa Boqor Salman bin Abdulaziz gudoonsiiyey hadiyad yaab leh oo Shimbir nooceeda uu dhif yahay oo...

Dowlad Carbeed oo taageertay howlgalka Milatari ee Turkigu ka wado gudaha Siiriya

Ciidamada milatariga Turkiga ayaa howlgal kawada Waqooyiga dalka Siiriya si ay halkaasi uga saaraan xoogaga hubeesan ee kurdiyiin oo lagu eedeeyay in ay halis...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs