Monday, April 29, 2024

Wargays ka soo baxa Maraykanka oo amaanay Talooyinka Nabi Max’ed CS ee ku aadan...

Wargayska ayaa ciwaan ka dhigay, "Awoodda salaadda oo keliya ma joojin kartaa Cudur safmar ah sida CoronaVirus?" Xitaa Nebi Muxammad wuxuu lahaa ra'yi kale." Warbixin...

Trump oo soo jeediyey talo yaab leh oo la xiriirta daweynta cudurka Coronavirus

Madaxweynaha Maraykanka Trump ayaa sheegay in dalka Mareykanka looga aqoonsaday daawada loo isticmaalo la dagaallanka duumada ama maleeriyada, lagu daweyn karo Coronavirus. Chloroquine waa mid...

Banaan bax sanad ka badan socday oo Cudurka Caronavirus owgiis u joogsaday !!

Dalka Aljeria mudo ka badan sanad waxaa ka socday banaan baxyo ay dhigayeen dad kasoo horjeeda nidaamka dowlada wax u maamusho, waxaana banaan baxan...

Muslimiin isku khilaafay Dukashada Salaada Jimcaha xili Caronavirus laga cabsi qabo

Muslimiin badan oo ku nool magaalada Jakarta ee caasimada Indonesia ayaa aqbalay talooyinka loogu jeediyey inay ka fogaadaan isu-imaatinka diimeed, ayna guryahooda ku tukadeen...

Dowlad Muslim ah oo dayuurad gargaar sida u dirtay dalka Maraykanka

Turkiga ayaa gargaar caafimaad u diray dalka Mareykanka oo haatan ka mid ah dalalka la daalaa dhacaya xanuunka coronavirus oo haatan ku faafay dunida...

Masaajidada waaweyn ee caalamka qaarkood oo aan laga tukan salaada Jimcaha

Masaajidada waaweyn ee dunida ayaan laga tukaneyn maanta salaadda jimcaha, iyadoo arrintana ay qeyb ka tahay dedaalada cudurka Corona looga hortagayo inuu faafo. Masaajidka ugu...

Coronavirus oo weeraray Aqalka Congresska Maraykanka (Xildhibaano laga helay)

Laba xubnood oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa Arbacadii noqday labadii qof ee ugu horreeyey ee ka tirsan Congress-ka Mareykanka oo laga helay...

Coronavirus oo caga dhigtay Jabuuti & kiiskii ugu horeeyey oo laga helay

Dowladda Jabuuti ayaa xaqiijisay in kiiskii ugu horreeyay ee Coronavirus lagu arkay dalkaasi, xili caalamka uu ku soo faafayo cudurkan dilaaga ah. Wasiirka caafimaadka Jabuuti,...

Coronavirus oo gaaray 50-ka gobol ee Maraykanka & dadka u dhintay oo sii...

Coronavirus ayaa gaaray dhammaan 50-ka gobol uu dalka Mareykanku ka kooban yahay, iyadoo gobolka West Vergina oo ahaa gobolkii ugu dambeeyey laga helay kiiskii...

Tartanka K/cagta Qaramada Yurub “Euro 2020” oo dib loo dhigay (Sababta)

Tartanka Qaramada Yurub ee Euro 2020 oo afartii sanaba mar la qabto ayaa dib loo dhigay muddo hal sanno ah ilaa 2021 sababo la...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs