Tuesday, May 7, 2024

Maxaa ka jira in ciidamada Itoobiya ay qabsadeen galbeedka gobolka Tigray?

Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abey Ahmed ayaa Khamiista maanta sheegay in milatariga dalkaasi ay qabsadeen galbeedka gobolka Tigray, kaddib todobaad uu halkaasi dagaal culus ku...

Faahfaahin: Dad reer galbeed ah oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Sacuudiga

Tiro dad ah ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay goob lagu xusayay dagaalkii koowaad ee adduunka oo lagu qabtay magaalada Jeddah ee Sucuudiga. Waxaa soo...

Madaxweyne muddo labo jeer ah afgembi ku qabsaday xukunka oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry John Rawlings ayaa dhintay isagoo 73 sano jir ah sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya caasimadda dalkaas ee...

Shacabka Tigrey oo loogu baaqay in hubka qaataan una diyaar garoobaan dagaal 

Gobolka Tigrey ee dalka Itoobiya waxaa ka taagan xaalad adag oo ka dhalatay dagaalka u dhaxeeya ciidamada milatariga dowlada federaalka Itoobiya iyo xoogag taabacsan...

Boqor Salmaan oo Wadamada Caalamka ugu baaqay in talaabo adag laga qaado dowlada …

Boqorka Sacuudiga Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdi Casiis oo khudbad u jeediyay golaha Shuurada Sacuudiga ayaa ka hadlay arimo badan oo kamid tahay xiisada...

Madaxweyne Trump oo dacwad ka dhan ah guusha Biden geeyey Maxkamada sare

Afhayeenka Aqalka cad ayaa shaaca ka qaaday in madaxweyne Donald Trump uu dacwad ka dhan ah guusha Joe Biden geeyey Maxkamada sare ee Maraykanka. Waxay...

George W. Bush oo qaaday talaabo uu ka carooday Madaxweyne Trump

Madaxwaynihii hore ee dalka Mareykanka George W. Bush ayaa u hambalyeeyay Madaxwaynaha la doortay ee dalkaasi Joe Biden Mr. Bush ayaa Biden u hambalyeeyay mar...

Ciidamada Azerbaijan oo guul weyn ka gaaray dagaalka ay kula jiraan Armenia

Shacabka reer Azerbaijan ayaa u dabaaldegaya kadib markii Madaxweyne Ilham Aliyev uu Axadda maanta ah sheegay in ciidamada dalkiisu ay qabsadeen magaalada Shusha, oo...

Ilhaan Cumar oo si kulul u cambaareysay talaabo ay qaaday dowlada Israel

Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaali ah oo ka tirsan Xildhibaanada Congresska Maraykanka ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitterka ku cambaaraysay tilaabooyinka burburinta...

Madaxweyne Trump oo si dhuumasho ah ku galay Aqalka Cad isaga oo Jahwareersan

Madaxweynaha laga guuleestay ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa lagu soo waramayaa in xaalad Jahwareer ah ku jiro kadib markii la shaaciyay in looga...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs