Saturday, January 25, 2020

Dal Somalia deris la’ah oo noqday Waddanka Adduunka ugu barakacayaasha badan

War ay soo saartay Xarunta caalamiga ah ee dabagalka barakacayaasha dalka gudihiisa (IDMS) ayaa waxay ku sheegtay in lixdii bilood ee ugu horeysay sanadkan...

Dhacdo Argagax leh oo ka dhacday magaalo kutaala Hindiya !!

Mid kamid ah ragga kunool magaalo kutaal wadanka India ayaa soo galay saldhig ay joogeen ciidamada booliska isagoo jawaan ku siday madaxa haweeneydiisa uu...

Dal Afrika kuyaala oo dhaqan galinaya sharci dambi ka dhigaya guurka khasabka ah

Dowlada Morocco ayaa dhaqan galineysa sharci cusub oo dambi ka dhigaya guurka khasabka ah iyo sidoo kale faro xumaynta iyo tacadiyada kale ee galmada la xariira...

Farmaajo & wafdigiisa oo ka degay Addis ababa & Mustafe Cagjar oo soo dhoweeyey...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdigii uu hoggaaminayey ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhaweeyeen Masuuliyiin ka...

Masiibo dhowaan ku soo fool leh caalamka & Digniin adag oo laga bixiyey

Hay'adda Saadaasha hawada adduunka ee WMO yaa sheegtay in 70% ay u badantahay iney masiibada El Niño ku dhufato dunida, ka hor inta uusan...

Xiliga Ciidamada Itoobiya bilaabayaan iney ka baxaan xadka Eritreya oo la shaaciyey

Raisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa ay ka bixi doonaan goobaha soohdinta ah ee dalkaasi uu la wadaago Eritrea laga...

Xiisad xoogan oo ka dhalatay tageerayaal Kubada Cagta oo amaanay Saddam Xuseen

Ciyaar kubada cagta ah oo u dhaxeysay labo koox oo ka kala dhisan dalalka Aljeriya iyo Ciraaq ayaa la joojiyay iyada oon dhamaan ,...

Dowlada Itoobiya oo si kulul uga hadashay Wararka sheegaya jirdilka Cabdi Max’uud Cumar

Dowladda Itoobiya ayaa si kulul u beenisay in la jirdilay madaxweynihii hore ee degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo ku jira xavsi ku...

Madaxweyne Trump & dhigiisa Kim John un oo mar kale kulmaya

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Moon Jae-in ayaa ku baaqay in Maraykanka iyo Kuuriyada Waqooyi ay qaataan go'aan caaqibo leh oo ay ku sii dardar galinayaan...

Madaxda itoobiya & Eritreya oo 20 sano ka dib furay xadka labada dal (Daawo...

Hogaamiyeyaasha Itoobiya iyo Eritrea ayaa dib u furay xadkii dhulka la isaga tallaabi jiray ee labada dal oo la xiray labaatan sano ka hor...

LAST WEEK NEWS