Monday, April 29, 2024

Madaxweyne Ashraf Ghani oo wacad ku maray inuu iska caabin doono Taliban

Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa wacad ku maray in dalka uu ka difaaci doona Taliban, xilli Taliban ku ay ku sii siqayaan magaalada caasimadda...

Daliban oo gacanta ku dhigtay Magaalada labaad ee ugu weyn dalka Afghanistan (Sawirro)

Daliban ayaa la wareegtay magaalada Kandahar oo ah magaalada labaad ee ugu weyn dalka Afghanistan, Talaabadan ayaa dhabar jab ku ah dowladda, iyadoo  Kandahar ay...

Madaxweyne Erdogan oo Shaaciyay in uu la kulmo karo Hogaamiye La baadi goobayo

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii sheegay inuu la kulmi karo hoggaamiyaha kooxda Taliban ee sida weyn loo baadi goobayo, si uu gacan...

Caro xoogan oo ka dhalatay Bahdil loo geestay Diblumaasi Cabdiraxmaan Ibraahim

Dowlada Nageria ayaa si weyn uga carootay bahdil iyo xadgudub ciidamada amaanka dowlada Indonesia u geesteen Diblumaasi Cabdiraxmaan Ibraahim oo ka shaqeeya qunsuliyadda ay...

Madaxweyne Erdogan oo Telfoon kula hadlay Madaxweyne Geelle iyo Madax kale

Madaxweynah Turkiga, Rajab Dayib Erdogan waxa uu Khadka Telefoonka kula xiriiray Madaxweynayasha dalalka Jabuuti, Nigeria, Senegal iyo Georgia. Hoggaamiyayaashaasi waxay ka wada hadleen Arrimaha Gobalka...

Ciidamada Rwanda iyo kuwa Muzambik oo Al Shabaab ka saaray magaalo muhiim ah

Ciidamada milatariga dowlada Muzambik oo garab ka helayay ciidamado ka socday dalka Rwanda ayaa dagaal adag la galay dagaalyahano katirsan koox la magac baxday...

Ciiddamo ka tirsan kuwa Khaaska ee UK oo Yemen u tagay Fulinta Howlgal gaar...

Ilaa 40 Askari oo ka tirsan Ciiddanka Khaaska ee SAS ayaa waxay shalay ka degaan Garoonka Diyaaradaha ee Al Ghaydah airport ee magaallada Mahra...

(Sawirro) Dowlad degaanka Soomaalida oo tababar loogu soo xiray kumanaan Maleeshiyo ah

Taariikhda abid markii 1aad waxaa Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ka qalin-jabiyey dufcaddii ugu horreysay oo ciidammo maleeshiyaad ah. Kumannaan ciidan oo muddo baranayey xirfadaha...

Kooxda Daliban oo qarka u saaran iney qabsato guud ahaan dalka Afghanistan

Kooxda Daliban ee ka dagaalanta Afghanistan ayaa sheegtay, inay qabsadeen magaalooyinka koonfureed ee Sar-epul iyo Kunduz, xilli ay sii wadaan inay isku fidiyaan dhulka...

Haweeney si adag ula hadashay Wasiirk katirsan Dowlada Turkiga oo Xabsiga loo taxaabay

Haweeney u dhalatay dalka Turkiga ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii ay si adag ula hadashay Wasiirka Beeraha iyo Kaymaha ee dalka Turkiga oo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs