Toogasho ka dhacday magaalo kutaala dalka Faransiiska (Daawo Sawirada)

Nin hubeesan oo gaari watay ayaa rasaas xoogan xalay ku furay suuq lagu iibiyo waxyaabaha ciidda masiixiga la xiriira oo ku yaalla magaalada Strasbour oo...

Madaxweyne Donald Trump oo doqon waalan ku tilmaamay Sir Kim Darroch

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday safiirka dowlada Britain u fadhiya dalka Mareykanka, xili uu sii xumaanayo xiriirka diblumaasiyadeed...

Soomaali gubay kaniisado ku yaalla dalka Norwey oo xukun lagu riday

Maxkamada Racfaanka Gobolka Innlandet ee dalkan Norway ayaa Soomaali 29 jir ah ku xukuntay in lagu hayo xarunta dhimirka ee lagu hayo dadka geysta...

COVID-19: Soomaaliya oo lagu daray liiska dalalka halista ah ee booqanaya UK

Britain ayaa dalalka halista ah dadkoodu yimaadaan dalkeeda ku dartay afar dal oo ay Somalia ku jirto. Itoobiya, Cumaan, Soomaaliya iyo Qatar ayaa lagu daray...

Dowlada Denmark oo ansixisay sharci cusub oo ka dhan ah soo galootiga

Baarlamaanka dalka Denmark ayaa ansixiyey sharci cusub oo dhigaya in Jasiirad Shaybaar u ahayd Doofaarka loo bedelo xarun lagu hayo Muhaajiriinta dembiyadda gala iyo...

Xamaas oo soo bandhigtay Muuqaalka Askari Israa’iili ah oo gacantooda ku jira (Sawirro)

Kooxda Xamaas ee u dagaalanta xurnimada dhulka Falastiin ayaa soo ban dhigtay muuqaal kooban oo laga soo qaaday askari u dhashay maamulka Israa'il oo...

Warar kala duwan oo kasoo baxaya xaalada Hogaamiye Kim Jong Un

Warbaahinta dalka Mareykanka qaarkood ayaa qoraya in xaalad halis ah uu ku sugan yahay Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, kadib qaliin dhinaca wadnaha ah...

Sacuudiga oo saameyn xun ku yeelatay Kiiska Wariyaha lagu tuhmayo in ay dileen

Wakaaladda wararka ee Boqortooyada Sacuudi carabiya ayaa sheegtay iney jawaab ka bixineyso tallaabba kasta oo siyaasadeed ama dhaqaale oo Sacuudiga ka soo gaarto sababa...

Askari katirsan Ciidanka Difaaca Kenya oo laayay xubno Qoyskiisa kamid

Askari katiran ciidanka difaaca dalka Kenya ayaa dilay xubno qoyskiisa kamid ah , waxaana dhacdadan ay noqotay mid si weyn maanta u hadal hayaan...

Ruushka oo Xil Muhiim ah u magacaabay Atoore Caan ah oo u dhashay Mareykanka

Dowlada Ruushka ayaa xil sharafeed muhiim u ah waxa ay u magacawday Atoore caan ah oo u dhashay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Steven Seagal...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs