Saturday, May 4, 2024

Ciidamo Maraykan ah oo ku qulqulaya Sacuudiga & xiisad sii kordheysa (Sawirro)

Mareykanka ayaa boqolaal askari oo ciidamadiisa ah u diray dalka Sacuudiga, kadib markii Boqorka Sacuudiga uu dalbaday in ciidamadaasi loo keeno xilli ay sii...

Itoobiya oo Digniin adag u dirtay Dowlada Sudan iyo Xiisada labada dal oo sii...

Xiisada u dhaxeysa dowladaha Sudan iyo Itoobiya ayaa sii xoogeesanaya ,kadib markii dowlada Sudan ay ciidamo badan geesay xadka ay la wadaagto Itoobiya gaar...

Xildhibaan dilal ku eedeesan oo xarun baarlamaan laga dhax xiray (Daawo Sawirada)

Xildhibaan katirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka dalka Ruushka ayaa  xasaanada laga qaaday kadibna xabsiga la dhigay, kadib markii lagu eedeeyay in uu ku lug...

Ciyaartoy ka mid ahaa kuwa Premier League oo ku dhintay shil dayuuradeed (Sawirro)

Ciyaartoy ka mid ahaa kuwa ciyaara horyaalka Ingiriiska ee Premier League oo la socday diyaarad yar ayaa la waayay xilli ay ku duuleysay hawada...

Trump oo ugu dambeyn qirtay fadeexad uu muddo dheer beeninayey

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa qirtay inuu lacag siiyay labo haween oo uu la seexday taasoo uu sheegay inaysan ahayn tallaabo jabinaysa sharciga ollolaha...

Kaneeco dhimatay oo Sabab u noqotay in la qabto Tuug hanti qaali ah xaday...

Ciidamada booliiska dalka Shiinaha ayaa xiray nin tuug ah oo dhac u geestay guri kuyaalla koonfur bari ee magaalada Fuzhou kana qaatay hanti qaali...

Sacuudiga oo 6-Bilyan Dollar u balan qaaday mid kamid ah Wadamada Caalamka xili uu...

Boqortooyada Sacuudiga ayaa u balan qaaday dowlada Pakistan in ay siineyso 6-Bilyan oo Dollar oo isugu jirta deeq iyo deyn, waxaana lacagtan xoogeeda lagu...

Maxkamad laashay go’aan lagu xiray saddex iskuul oo Islaami ah

Maxkamad maamulka ee magaalada Stockholm ayaa diiday xiritaanka saddex dugsi oo diinta Islaamka lagu barto oo ku yaalla magaalada Göteborg, taasoo lidi ku ah...

Maraykanka oo qirtay in askartiisa uu khasaare ka soo gaaray gantaalihii Iran

Mareykanka ayaa ugu dambeyn qirtay in weerarkii gantaalaha ahaa ee ay Iran ku qaaday dalka Ciraaq, ay kaga waxyeeloobeen qaar ka mid ah askartiisa...

Qalab meel dheer ka ogaan kara qofka qaba Caronavirus oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Dowlada Iran ayaa shaacisay in ay soo saartay qalab cusub oo loogu tala galay in lagu ogaado qofka qaba caabuqa Caronavirus, waxaana la filayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs