Thursday, May 2, 2024

Kooxdii ka dambeysay weeraradii ka dhacay dalka Sri-lanka oo la shaaciyey

Dowladda Sri Lanka ayaa ku eedeysay koox maxalli oo xagjir ah oo lagu magacaabo Jamacatu Towxiid Al-Wadaniyah inay ka dambeysay weerarkii in ka badan...

Madaxweyne Bouteflika oo ugu dambeyn iscasilay & dabaaldegyo dalkiisa ka socda

Madaxweynihii Algeria Abdelaziz Bouteflika ayaa xalay ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka madaxweynenimo, sidaasi waxaa iclaamisay wakaaladda rasmiga ah ee wararka u faafisa dowlada...

Wasiir Lacag badan xaday oo xukun Cajiib ah lagu riday iyo hadal heyn ka...

Maxkamad kutaala Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa xukun hadal heyn badan dhaliyay waxa ay ku riday Wasiirkii hore ee caafimaadka dalkaasi oo lagu helay...

Xildhibaano Carbeed oo Mucaarad iyo Muxaafid isku feeray (Daawo Sawirro)

Dagaal gacan ka hadal ah ayaa waxa uu dhax maray Xildhibaano katirsan Baarlamaanka dalka Kuwait, Xildhibaanadan gacmaha iskula tagay ayaana kala ahaa kuwa muxaafid...

Rasaas wali ka dhax socota Hotelka Dusit iyo ciidamada Kenya oo galay dhismaha Hotelka

Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa sheegaya in wali rasaas xoogan ay ka socoto dhismaha Hotelka DusitD2...

Dayuurad ku jirtay duulimaad caalami ah oo sabab yaab leh u laabatay

Dayuurad ay leedahay shirkadda American Airlines oo u kala gooshaysay magaalooyinka Miami iyo London ayaa dib ugu laabatay garoonkii ay ka soo kacday, kadib...

Dowlada Denmark oo ansixisay sharci cusub oo ka dhan ah soo galootiga

Baarlamaanka dalka Denmark ayaa ansixiyey sharci cusub oo dhigaya in Jasiirad Shaybaar u ahayd Doofaarka loo bedelo xarun lagu hayo Muhaajiriinta dembiyadda gala iyo...

Abiy oo Madaxweynihii maamulka Oromada iyo Siyaasi kale oo caan ah Wasiiro ka dhigay

Ra'isul Wasaaraha Dowlada Itoobiya Abiy Axmed ayaa magacaabay Sadex Wasiir oo kamid noqonaya Xukuumadiisa cusub, waxa uuna xilal Wasiiro u magacaabay Siyaasiyiin caan ka...

Raga oo loogu baaqay in aysan qarsan tacadiyada ay kala kulmaan Xaasaskooda !!

Dalka Kenya waxaa laga diiwaan galiyay Hay’ad maxali ah oo lagu magacaabo Vomec , Hay'adan ayaana raga ka caawisa in ay talo ka siiso...

Macalimad talaashay arday ay wax u dhigto oo la xiray laguna soo oogay Dambi

Macalimad u dhalatay dalka Mareykanka waxna ka dhigta iskuul kuyaala magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa xabsiga la dhigay, kadib markii lagu eedeeyay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs