Friday, May 17, 2024

Madaxweyne Erdogan oo ka hadlay weeraro ciidamada Cirka Turkiga fuliyeen

Ciidamada Turkiga oo ka jawaabay weerar qaraxyo ah oo dhawwaan ka dhacay magaalada Istanbuul ayaa duqeymo dhinaca cirka ah ka fuliyay deegaano kuyaalla dalalka...

Shiinaha oo lix cisho kaliya ku dhisay Isbitaal weyn oo qaadi kara kun bukaan...

Dowlada Shiinaha ayaa maanta xariga ka jareysa isbitaalkii ugu horeeyay ee loogu talagalay in lagu daweeyo dadka uu haleelay Viruska dilaaga ah ee Corona...

Madaxweynaha Finland oo aad ula yaabay hadal kasoo yeeray Donald Trump

Madaxweynaha dalka Finland Sauli Niinisto iyo shacabka dalkaasi ayaa aad ula yaabay hadal dhawaan kasoo yeeray Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump. Madaxweyne Trump oo dhawaan...

Sida lagu ogaaday Halkii uu ku sugnaa Ayman al-Zawahiri iyo cida xogtiisa lala wadaagay

Duqeyn dhinaca cirka ah ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa lagu dilay hoggaamiyihii ururka Al Qaacida Ayman al-Zawahiri,oo ku sugnaa guri kuyaalla magaalada Kaabuul...

Trump oo Macasalaameyey Aqalka ee cad ee looga arrimiyo Maraykanka (Sawirro)

Madaxweynaha muddo xilkeedkiisu dhammaaday ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa macasalaameeyey Aqalka Cad ee looga taliyo dalka Mareykanka. Trump ayaa saacado yar kadib noqonaya madaxweynihii...

Dab qabsaday Keymaha Turkiga oo xoogeystay & Erdogan oo amar bixiyey (Sawirro)

Qeybo ka mid ah dalka Turkiga waxaa kusii faafaya dab xooggan oo baabi'iyay dhul keyma ah oo hodon ku ahaa duurjoogta. Madaxweynaha dalkaas Erdogaan ayaa...

Ciyaaryahan Xaakim Al Carabi oo Damaanad xabsiga looga sii daayay

Ciyaaryahan Xaakim Al Carabi oo u dhashay dalka Baxreyn kuna xirnaa xabsi kuyaala dalka Thailand ayaa damaanad lagu sii daayay, waxa uuna mudo kadib...

Xukun deg deg ah oo lagu soo rogay degaanka Soomaalida Itoobiya

Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa xukun deg deg ah ku soo rogtay degaanka Soomaalida Itoobiya oo maalmihii la soo dhaafay ay ka jireen qalalaase iyo...

Madaxweyne Erdogan & dhigiisa Putin oo kulan xasaasi ah ka yeelanaya xalinta dagaalka Idlib

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiista booqan doona Russia, si uu madaxweyne Vladimir Putin ugala xaajoodo xiisadda sii kordheysa ee ka taagan Syria,...

Mareykanka oo ku baaqay in lakala diro Ciidamo gaar ah oo ka amar Qaata...

Dowlada Mareykanka ayaa wali wada cadaadiska ay ku heyso Boqortooyada Sacuudiga gaar ahaan Amiir Maxamed Bin Salman oo dhawaan la sheegay in uu amray...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs