Friday, April 26, 2024

Madaxweyne Biden oo Digniin adag u diray dhigiisa Ruushka xili uu Duulaan isku diyaarinayo

Ciidamada milatariga Ruushka oo wata dabaabaadka dagaalka ayaa buux dhaafiyay xadka Ukrine, waxaana laga cabsi qabaa in duulaan culus oo dhiig badan ku daato...

Trump Sodogii iyo sodohdiis oo la siiyey dhalashada wadanka Maraykanka

Madaxweyne Donald Trump sodohdii iyo sodogii ayaa noqday muwaadiniin Maraykan ah iyaga oo loo sameeyay xaflad gaar ah. Viktor iyo Amalija Knavs oo ah waalidka...

Ruushka oo qirtay khasaaraha kasoo gaaray Weerarka Ukraine iyo Belarus oo gantaalo ku…

Dagaalka u dhaxeeya ciidamada difaaca Ukraine iyo milatariga Ruushka ayaa dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labada dhinac...

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in dhulka Falastiin la geeyo ciidamo hubeysan oo….

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, ayaa ku baaqay dhulka Falastiin ee xooga ku heesato Isra'il in la geeyo ciidamo hubeesan oo hoos imaanaya Qaramada...

Ruushka oo hub iyo taageero kale ka codsatay miod kamid ah Wadamadda Caalamka

Dowladda Ruushka ayaa duullaan culus ku qaaday dalka Ukraine oo daris la ah, Ruushka ayaana duullaanka ay ku qaadeen Ukraine ku noqday mid ka...

Toogasho dad lagu dilay oo ka dhacday Maraykanka & Wararkii ugu dambeeyey (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan afar qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay magaalo ku taalla gobolka Florida ee dalka Mareykanka ka dib markii qof hubeysan uu...

Maxaa ka soo baxay wadahadal Ruushka & Ukraine ku yeesheen Turkiga? (Sawirro)

Wadahadalo cusub oo fool ka fool la isku hor fariistay ku soo idlaaday Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga wufuud ka kala socota dalalka Ruushka...

Maraykanka oo ciidamadiisa kala baxaya dalal ay Afrika ka joogaan (Somalia ma ku jirtaa?)

Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ayaa qorsheyneysa in ciidamada kamandosta ee Maraykanka ay kala soo baxdo dalka Niger, isla markaana ay soo xirto badi...

Sacuudiga oo si weyn uga carooday kitaabka Quraanka ee lagu gubay dalka Sweden

Koox uu horkacayo cunsuri lagu magacaabo Rasmus Paludan oo heesta dhalashada dalalka Sweden iyo Denmark ayaa wada isku dayo ay ku gubayaan nuqulo kamid...

Masiibo dhowaan ku soo fool leh caalamka & Digniin adag oo laga bixiyey

Hay'adda Saadaasha hawada adduunka ee WMO yaa sheegtay in 70% ay u badantahay iney masiibada El Niño ku dhufato dunida, ka hor inta uusan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs