Thursday, May 2, 2024

Dagaalo culus oo ka socda Tripoli & Wararkii ugu dambeeyey (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan 32 qof ayaa ku geeriyooday, 50 kalena way ku dhaawacmeen dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Libya iyo kuwa Jeneralka isku dayaya inuu...

Dad badan oo ku dhintay Musiibo ka dhacay magaalada Rosas (Daawo Sawirada)

Dad badan ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen dhul go' shalay oo axad ah ka dhacay magaalada Rosas oo ka tirsan gobolka Cauca...

Mareykanka oo Markab Dagaal u diray Bariga Dhaxe kadib Cabsi soo wajahday Ciidankiisa

Dawladda Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in markab dagaal oo sida diyaaradaha dagaalka iyo ciidamo badan u dirtay Bariga Dhexe si ay u xoojiyaan...

Soomaali Miino aaseysay oo lagu qabtay Magaalo ku taalla dalka Yemen

Milateriga dowladda Yemen ayaa magaaladda Tacis ku qabtay  labo nin oo Soomaali ah kuwaasoo ay sheegeen iney u shaqeynayeen Kooxda Xuutiyiinta ee taageeradda ka...

Dalalka Aasiya intooda badan oo caawa laga arki waayey bisha Shawaal

Dalalka Aasiya intooda badan ayaa ku dhawaaqay inay waayeen Bishii Shawaal oo maqribnimadii caawa laga baadi goobayay dalalka islaamka oo dhan. Dalka Indonesia ayaa ku...

Madaxweyne Donald Trump oo weerar afka ah ku qaaday Sadiq Khan

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday duqa magaalada London Sadiq Khan , oo marar badan hawada u marsiiyay Trump...

In ka badan 200- Sargaal oo loo xiray Afgembigii fashilmay ee ka dhacay Itoobiya

Gobolka Amxaarada dalka Itoobiya isbuucii hore waxaa ka dhacay afgembi fashilmay , waxaana afgembigaasi qorshihiisa intii uu socday la dilay Madaxweynihiii maamulka Amxaarada Itoobiya...

FBI-da  oo loogu baaqay in ay baarto Barnaamijka FaceApp ee baraha bulshada qabsaday

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay baraha bulshada si weyn u qabsaday barnaamijka cusub ee lagu magacaabo FaceApp kaas oo wajiga dadka dhalan rogaya marna ka...

Dowlad xabsi adag gelineysa ragga xaasaskooda ku fura 3 dalqadood

Xildhibaanada Baarlamanka Hindiya ayaa meel mariyay sharci cusub oo dambi ka dhigaya furiinka dumarka ee waafaqsan shareecada Islaaamka. Sharcigan ayaa markii la hor geeyay Aqalka...

Goob ay ka socotay xaflad aroos oo Mar kaliya isku bedeshay Meyd iyo dhaawac...

Qarax ayaa ka dhacay magaalada Kabul ee caasimada Afghanistaan kaasoo lala beegsaday goob ay ka socotay xaflad aroos. Goobjoogayaal ah ayaa sheegay in qof isku...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs