Monday, April 29, 2024

Ruushka oo Tallaabo degdeg ah ka qaaday dowladda Finland oo codsatay in NATO ku...

Dowladaha Finland iyo Sweden ayaa ka codsaday gaashaanbuurta NATO in ay xubin ka noqdaan , waxaana codsigan yahay wali mid aysan si rasmi ah...

Qarax khasaare geystay oo lagu weeraray ciidamada Kenya & faahfaahino ka soo baxaya

Ciidamo ka tirsan Millatariga dalka Kenya ayaa qarax lagula eegtay degaan hoos yimaada magaalada Lamu ee gobolka xeebta Kenya. Ururka Al-Shabaab oo sheegtay masuuliyadda qaraxan...

Raisul Wasaare Abiy Ahmed oo qaaday talaabo lagu soo afjarayo dagaalka TPLF

Ra’isal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, ayaa sheegay in dawladdiisa ay dhistay guddi wadahadallo la fura xoogagga gobolka Tigray ee TPLF. Abiy ayaa u sheegay baarlamaanka...

Koox la baxday magaca Al Shabaab oo weeraro dad badan lagu dilay ka fulisay...

Koox Jihaan doon ah oo la baxday magaca Al Shabaab ayaa weeraro dad badan lagu dilay waxa ay ka fulisay Waqooyiga dalka Mozambique, waxa...

Dibad baxayaal careesan oo galay xarun Baarlamaan, Dabna qabadsiiyay

Dibad baxayaal careesan ayaa xoog ku galayd dhismaha xarunta Baarlamaanka dalka Libya ee kutaalla Magaalada Tobruk, waxa ayna dibad baxayaasha dab qabadsiiyeen dhismaha xaruntaasi...

Guriga Qunsulkii Sacuudiga ee Istanbuul oo la baaray iyo Xog badan oo laga helay

Gurigan ayaa ah goobta labaad oo ay tageen kooxda la rumeysan yahay inay Qunsuliyada Sacuudiga ee Istanbul ku dileen suxufigii Jamal Khashoggi 2dii bishan...

Kaneeco dhimatay oo Sabab u noqotay in la qabto Tuug hanti qaali ah xaday...

Ciidamada booliiska dalka Shiinaha ayaa xiray nin tuug ah oo dhac u geestay guri kuyaalla koonfur bari ee magaalada Fuzhou kana qaatay hanti qaali...

Akhriso: Toban qodob oo ay ku fashilmeen Madaxda dowlad goboleedyada

Madaxweyne Gaas ayaa laba bill kadib ku guulaystay inuu 3 Madaxweyne Gobaleed ku shiriyo Garoowe, markii uu 2 jeer dib uga dhacay, uuna lumiyey...

Sida lagu ogaaday Halkii uu ku sugnaa Ayman al-Zawahiri iyo cida xogtiisa lala wadaagay

Duqeyn dhinaca cirka ah ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa lagu dilay hoggaamiyihii ururka Al Qaacida Ayman al-Zawahiri,oo ku sugnaa guri kuyaalla magaalada Kaabuul...

Ciyaaryahan Caan ah oo xukun lagu riday kadib markii uu Daanka feer uga jabiyay...

Ciyaaryahankii hore ee kooxda kubada cagta ee Arsenal hadana katirsan Naadiga Rosenborg, Nicklas Bendtner, ayaa lagu xukumay 50-maalmood oo xabsi ah iyo ganaax lacageed. Nicklas Bendtner,...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs