Monday, April 29, 2024

Qatar oo marti-gelinayso Shir Degdeg ah oo looga arrinsanayo Biyo-xireenka Ethiopia

Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee dalalka ku bahoobay Ururka Jaamacadda Carabta ayaa la filayaa inay maalinta Talaadada ee Isbuucan Shir Degdeg ku yeeshaan Caasimadda dalka...

Faahfaahin: Askar ku le’atay dayuurad ku burburtay Nairobi (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan 17 askari ayaa ku geeriyooday markii diyaarad helicopter ah oo ay ugu safrayeen tababar ay ku dhacday duleedka Magaalada caasimadda ah ee...

Madaxweyne Jovenel Moise oo goordhaw gurigiisa lagu dhax dilay

War goordhaw soo baxay ayaa sheegaya in Madaxweynihii dalka Haiti Jovenel Moise lagu dhax toogtay gurigiisa, waxaana la xaqiijiyay in Madaxweynaha u geeriyooday toogasho...

Haweeney dilaa ah oo laga baadi goobayay Kenya oo la helay iyada oo Meyd...

Haweeneyd askariyad ah oo katirsaneyd ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa laga heley meydkeeda guriga qoyskeeda kunool yihiin oo kuyaala deegaanka Elgeyo Marakwet ee katirsan ...

Sidee Bay Ugu Suuraggashay Imaaraadka Inuu Faraha La Galo Siyaasadda Donald Trump?

Jimcihii July 23, 2021 ayaa lacag dhan 250 malyan doolar oo damiin ah lagu sii daayey bilyaneer Thomas Barrack, oo tan 1980kii saaxiib dhaw...

Soomaaliya iyo Kenya oo Heshiis Qarsoodi gaaray iyo Raychelle Omamo oo Muqdisho imaaneysa

Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in heshiis qarsoodi ah gaareen Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, kuwaa oo mudooyinkii ugu dambeeyay uu ka dhaxeeyay...

Joe Biden oo Difaacay Go’aankii ciidamada uga saaray Afganistan Digniin Adagna u diray Daliban

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa si adag uga hadlay isbadalka ka dhacay dalka Afganistan, kadib markii dowladii dalkaasi ka jirtay la riday lana wareegeen...

Taalibaan oo ka digtay qorshe cusub ay ka fakarayaan Mareykanka iyo xulafadiisa

Taalibaan ayaa ka digtay inuu jiri doono “cawaaqib” haddii Mareykanka iyo xulafadiisa ay baaqi kusii ahaadaan Afghanistan wax ka baxsan toddobaadka soo socda, xilli...

Amrullah Saleh oo sheegay inuusan weligiis isku dhiibi doonin Maamulka Taliban

Ra’isal Wasaarihii hore ee Afghanistan, Amrullah Saleh, ayaa sheegay inaanu isku dhiibayn Taliban, isla markaana uusan aqoonsanayn xukunkooda. Saleh oo Kabul ka baxsaday bishan ayaa...

Taalibaan oo la sheegay in ay dileen Ruuxullaahi Saalax oo nolosha ku qabteen

Dagaalamayaal katirsan Taalibaan ayaa lagu soo waramayaa in maxbuus ahaan ku qabteen kadibna dileen nin lagu magacaabo Ruuxullaahi Saalax oo la dhashay Madaxweyne kuxigeenkii...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs