Madaxweyne Jovenel Moise oo goordhaw gurigiisa lagu dhax dilay

War goordhaw soo baxay ayaa sheegaya in Madaxweynihii dalka Haiti Jovenel Moise lagu dhax toogtay gurigiisa, waxaana la xaqiijiyay in Madaxweynaha u geeriyooday toogasho loo geestay.

War goordhaw kasoo baxay xafiiska Ra’isul Wasaaraha dalka Haiti  Claude Joseph, ayaa lagu xaqiijiyay dilka loo geestay Madaxweynihii dalkaasi, mana faah faahin Ra’isul Wasaaraha qaabka uu dilku u dhacay.

Waxii war ah ee kusoo kordha dilkan kala soco Wararkayaga Dambe Insha Allah

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -